{"id":102285,"date":"2025-09-15T08:35:48","date_gmt":"2025-09-15T07:35:48","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102285"},"modified":"2025-09-15T08:35:48","modified_gmt":"2025-09-15T07:35:48","slug":"maamulka-manchester-united-macallin-ruben-amorim-oo-taagan-meeshii-ay-ku-kala-tagi-lahaayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulka-manchester-united-macallin-ruben-amorim-oo-taagan-meeshii-ay-ku-kala-tagi-lahaayeen\/","title":{"rendered":"Maamulka Manchester United &#038; Macallin Ruben Amorim oo taagan meeshii ay ku kala tagi lahaayeen \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Macallin Kooxda Kubadda Cagta Manchester United Ruben Amorim oo xalay kooxdiisa ay garaacday naadiga ay isku Gobolka kawada tirsan yihiin ee Manchester City waxaa kusii kordhay cadaadis uga imaanaya Milkiileyaasha Naadiga, Ciyaartoyda, kuwo hore, Taageerayaasha iyo dhnacyo kale.<\/p>\n<p>Ruben Amorim ayaa qarka u saaran in uu iscasilo ama laga eryo Kooxda oo go\u2019aan adag ay qaataan milkiileyaasha Kooxda si looga badbaadiyo in ay u dhacdo heerka labaad ee Horyaalka Ingiriiska inkasta oo fursado iyo kulamo badan ay u harsan yihiin Naadigaan sidoo kale lagu magacaabo Red Devils.<\/p>\n<p>Wayne Rooney, Gary Neville, Roy Keane &amp; kuwo kale ayaa soo jeediyay in isbaddel degdeg ah ay u baahan tahay Kooxdoodii ay horay kula guulaysteen koobab badan maadaama aanay ku daawan Karin heerka ay maanta joogto iyada oo sanadkii hore ku dhammaysatay meel aad u liidato haatana ay dhabbahaas ku socoto.<\/p>\n<p><strong>Yaa baddeli kara haddii la eryo ama uu tago Macallinka Manchester United?<\/strong><\/p>\n<p>Shabakadaha ka faalooda Cayaaraha ayaa ku dooday in Macallinka Kooxda Kubadda Cagta ee Aston Villa ee Unai Emery oo qudhiisa cadaadis xooggan saaran loo badinayo in loo bandhig karo badbaadinta Manchester United, inkasta oo ay jiri karaan dooqyo kale oo soo bixi kara marka Ruben Amorim laga hor wareejiyo Kooxdaas.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Macallin Kooxda Kubadda Cagta Manchester United Ruben Amorim oo xalay kooxdiisa ay garaacday naadiga ay isku Gobolka kawada tirsan yihiin ee Manchester City waxaa kusii kordhay cadaadis uga imaanaya Milkiileyaasha Naadiga, Ciyaartoyda, kuwo hore, Taageerayaasha iyo dhnacyo kale. Ruben Amorim ayaa qarka u saaran in uu iscasilo ama laga eryo Kooxda oo go\u2019aan adag ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102286,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102285"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102285"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102287,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102285\/revisions\/102287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}