{"id":102280,"date":"2025-09-15T06:43:47","date_gmt":"2025-09-15T05:43:47","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102280"},"modified":"2025-09-15T06:43:47","modified_gmt":"2025-09-15T05:43:47","slug":"madaxda-carabta-kuwa-dalalka-islaamka-oo-maanta-fadhi-ku-leh-magaalada-dooxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxda-carabta-kuwa-dalalka-islaamka-oo-maanta-fadhi-ku-leh-magaalada-dooxa\/","title":{"rendered":"Madaxda Carabta &#038; kuwa Dalalka Islaamka oo maanta fadhi ku leh Magaalada Dooxa \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dooxa xarunta Dalka Qadar oo Todobaadkii hore ay weerar ka gaysatay Israa\u2019iil waxaa maanta ka dhacaya shir muddo kooban soconaya oo u dhaxeeya hoggaamiyeyaasha dalalka Islaamka iyo Carabta.<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa ugu horrayn si wadajir ah loo cambaarayn doonnaa weerarkii Israa\u2019iil ay ku qaadday Magaalada Dooxa xarunta Qadar, waxaa xigaya in ay go\u2019aan adag ka qaataan haddii markale uu dhaco weerar kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kamid ah Madaxda ka qaybgalaysa Shirkaan, Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalalka cambaareeyay weerarkaas iyada oo sheegtay in ay garab taagan tahay Xukuumadda Dooxa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadan doonna Madaxda Dalka Qadar iyo mas\u2019uuliyiinta kale ee xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta iyo Dalalka Islaamka ee maanta shiraya.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dooxa xarunta Dalka Qadar oo Todobaadkii hore ay weerar ka gaysatay Israa\u2019iil waxaa maanta ka dhacaya shir muddo kooban soconaya oo u dhaxeeya hoggaamiyeyaasha dalalka Islaamka iyo Carabta. Shirkaan waxaa ugu horrayn si wadajir ah loo cambaarayn doonnaa weerarkii Israa\u2019iil ay ku qaadday Magaalada Dooxa xarunta Qadar, waxaa xigaya in ay go\u2019aan adag ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102281,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102280"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102282,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102280\/revisions\/102282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}