{"id":102260,"date":"2025-09-14T11:57:28","date_gmt":"2025-09-14T10:57:28","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102260"},"modified":"2025-09-14T12:31:43","modified_gmt":"2025-09-14T11:31:43","slug":"maxay-ka-wada-hadleen-raiisul-wasaare-xamse-iyo-safiirka-jaamacadda-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-ka-wada-hadleen-raiisul-wasaare-xamse-iyo-safiirka-jaamacadda-carabta\/","title":{"rendered":"Maxay ka wada hadleen Ra&#8217;iisul wasaare Xamse iyo Safiirka Jaamacadda Carabta?"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya, Cabdalla Cuteybi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga ka dhexeeya dowladaha xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta ee ku aaddan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyay Ururka Jaamacadda Carabta, taageerada iyo iskaashiga ay wadaagaan, gaar ahaan wadashaqeynta kala dhaxeysa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Danjiraha Jaamacadda Carabta, Cabdalla Cuteybi, ayaa xusay in ay sii xoojin doonaan doorka Soomaaliya ay ku leedahay horumarinta iskaashiga dalalka ku mideysan Ururka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, Danjiraha ayaa shaaciyay in dhawaan ay Soomaaliya soo gaari doonaan wafdi ka socda Ururka Jaamacadda Carabta, kuwaas oo hirgelin doona mashaariic kala duwan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Mustaqbal<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya, Cabdalla Cuteybi. Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga ka dhexeeya dowladaha xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta ee ku aaddan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyay Ururka Jaamacadda Carabta, taageerada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102261,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102260"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102260"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102263,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102260\/revisions\/102263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}