{"id":102239,"date":"2025-09-13T17:29:50","date_gmt":"2025-09-13T16:29:50","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102239"},"modified":"2025-09-14T10:23:53","modified_gmt":"2025-09-14T09:23:53","slug":"dowladda-burkina-faso-oo-lacagaha-fiisaha-ka-dhaaftay-dalalka-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-burkina-faso-oo-lacagaha-fiisaha-ka-dhaaftay-dalalka-afrika\/","title":{"rendered":"Dowladda Burkina Faso oo lacagaha Fiisaha ka dhaaftay dalalka Afrika"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Dowladda Burkina Faso ayaa ku dhawaaqday in dhammaan muwaadiniinta dalalka Afrika laga dhaafay lacagaha fiisaha, si loo fududeeyo isu socodka dadka iyo ganacsiga gudaha Qaaradda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Wasiirka Amniga Mahamadou Sana oo ka hadlay shir golaha wasiirrada oo uu guddoominayey hoggaamiyaha milatariga ee dalka, Kabtan Ibrahim Traor\u00e9, ayaa sheegay in muwaadiniinta Afrika aysan wax lacag ah ku bixin doonin fiisaha marka ay u safrayaan Burkina Faso. <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Si kastaba ha ahaatee, waxa uu caddeeyay in dadka safraya kaliya looga baahan yahay in ay Online ahaan ku soo dalbadaan Fiisaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Burkina Faso ayaa ku biirtay dalalka Afrikaan ah sida Ghana, Rwanda iyo Kenya oo hore u fududeeyay shuruudaha socdaalka ee dadka qaaradda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Kabtan Traor\u00e9, oo talada dalka qabsaday afgembi militari sanadkii 2022, waxaa ka muuqata inuu ka shaqeynayo mideynta Afrika gaar ahaan waxa la yiraah Pan Afrikan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Inkasta oo uu taageero badan ka kasbaday qaaradda, gaar ahaan baraha bulshada, haddana waxaa laga sugayaa inuu is badal ku sameeyo xaaladda nololeed ee dalkaan wajahay dhibaatada dhaqaale.<\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Burkina Faso ayaa ku dhawaaqday in dhammaan muwaadiniinta dalalka Afrika laga dhaafay lacagaha fiisaha, si loo fududeeyo isu socodka dadka iyo ganacsiga gudaha Qaaradda. Wasiirka Amniga Mahamadou Sana oo ka hadlay shir golaha wasiirrada oo uu guddoominayey hoggaamiyaha milatariga ee dalka, Kabtan Ibrahim Traor\u00e9, ayaa sheegay in muwaadiniinta Afrika aysan wax lacag ah ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102240,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102239"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102239"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102259,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102239\/revisions\/102259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}