{"id":102173,"date":"2025-09-11T14:34:33","date_gmt":"2025-09-11T13:34:33","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102173"},"modified":"2025-09-11T14:34:33","modified_gmt":"2025-09-11T13:34:33","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-la-wareegtay-qalab-ka-hortagaya-qaraxyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-la-wareegtay-qalab-ka-hortagaya-qaraxyada\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay qalab ka hortagaya qaraxyada"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay qalab casri ah loo farsameeyay in ay ka hor tagaan waxyaabaha qarxa, kaasi oo lagu wareejiyay Ururka Sancada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiil kale ayaa Safirka UK kala wareegay qalabka oo loogu talagay ciidanka Xoogga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiir Fiqi ayaa sheegay in qalabkan casriga ah qeyb ka qaadan doono horumarinta awoodda iyo xirfadaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isagoo carrabka ku adkeeyay in qalabkani si weyn u kordhin doono badqabka iyo hufnaanta howlgallada lagula dagaallamayo argagixisada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyay Dowladda Boqortooyada Ingiriiska taageerada istiraatiijiga ah ee ay siiso Soomaaliya, isaga oo xusay in iskaashigan uu laf-dhabar u yahay dadaallada lagu xaqiijinayo nabad, xasillooni iyo mustaqbal waara oo ay Soomaaliya ku tallaabsato.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Mustaqbal<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay qalab casri ah loo farsameeyay in ay ka hor tagaan waxyaabaha qarxa, kaasi oo lagu wareejiyay Ururka Sancada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiil kale ayaa Safirka UK kala wareegay qalabka oo loogu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102174,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102173"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102173"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102176,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102173\/revisions\/102176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}