{"id":102169,"date":"2025-09-11T12:20:54","date_gmt":"2025-09-11T11:20:54","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102169"},"modified":"2025-09-11T12:22:45","modified_gmt":"2025-09-11T11:22:45","slug":"102169-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/102169-2\/","title":{"rendered":"Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiiradda ee XFS"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Golaha Wasiiradda ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharci cusub oo go\u2019aaminaya in si adag loo hubiyo tayada Hilibka Xoolaha nuucyadooda kala duwan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Shirka golaha wasiirada ee maanta ayaa lagu dhageystay faahfaahin kooban la xiriirta sharcigaan cusub oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee XFS.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\"><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\">Bayaan ka soo baxay Golaha wasiirada ayaa lagu yiri <\/span><\/span><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><b>\u201c<\/b><\/span><\/span><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><b>Sharciga Baarista iyo Ilaalinta Hilibka <\/b><\/span><\/span><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><b>wuxuu <\/b><\/span><\/span><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><b>nidaamin doonaa fayo-dhawrka, badqabka iyo tayada Hilibka\u201d<\/b><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sharcigaan cusub ayaa ku soo aadaya xilli bulshada ku baaqeysay in laga shaqeeyo tayada Xoolaha Soomaaliya gaar ahaan kuwa laga soo dhoofiyo dalalka shisheeye sida Doorada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Dhinaca kale, Shirka Golaha Wasiirada waxaa sidoo kale si wadajir ah lagu cambaareeyay weerarka ay ISRL ka fulisay gudaha Dooxa ee dalka Qadar, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Golaha ayaa caddeeyay in ay si buuxda u garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Qadar, iyago gargaro ku tilmaamay weerarka ISRL. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\"><b>Mustaqbal<\/b><\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiiradda ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharci cusub oo go\u2019aaminaya in si adag loo hubiyo tayada Hilibka Xoolaha nuucyadooda kala duwan. Shirka golaha wasiirada ee maanta ayaa lagu dhageystay faahfaahin kooban la xiriirta sharcigaan cusub oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee XFS. Bayaan ka soo baxay Golaha wasiirada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102170,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102169"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102169"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102172,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102169\/revisions\/102172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}