{"id":102138,"date":"2025-09-10T18:00:38","date_gmt":"2025-09-10T17:00:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102138"},"modified":"2025-09-10T18:00:38","modified_gmt":"2025-09-10T17:00:38","slug":"dhimasho-iyo-dhaawac-ka-dhashay-duqeyn-israaiil-ka-fulisay-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dhimasho-iyo-dhaawac-ka-dhashay-duqeyn-israaiil-ka-fulisay-yemen\/","title":{"rendered":"Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay duqeyn Israa&#8217;iil ka fulisay Yemen"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku naf waayay, in ka badan 118 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii diyaaradaha dagaalka Israa&#8217;iil ay duqeymo ka fuliyeen magaalada caasimadda ah ee Sanca iyo gobolka al-Jawf, sida ay shaacisay Wasaaradda Caafimaadka Yemen.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sheegtay in lacaga cabsi qabo koror ku yimaada tirada dhimashada iyo dhaawaca ee duqeymaha Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p>Duqeymahan ayaa dhacay maalin kadib markii Israel ay bartilmaameedsatay hogaamiyeyaal ka tirsan Xamaas oo ku sugnaa caasimadda Qatar ee Doha, taas oo si weyn uga careysiisay caalamka Carabta.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda, lama hayo faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray shacabka iyo burburka ka dhashay weerarrada.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku naf waayay, in ka badan 118 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii diyaaradaha dagaalka Israa&#8217;iil ay duqeymo ka fuliyeen magaalada caasimadda ah ee Sanca iyo gobolka al-Jawf, sida ay shaacisay Wasaaradda Caafimaadka Yemen. Wasaaradda ayaa sheegtay in lacaga cabsi qabo koror ku yimaada tirada dhimashada iyo dhaawaca ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102139,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102138"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102140,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102138\/revisions\/102140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}