{"id":102124,"date":"2025-09-10T10:17:01","date_gmt":"2025-09-10T09:17:01","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102124"},"modified":"2025-09-10T10:17:01","modified_gmt":"2025-09-10T09:17:01","slug":"maxay-kawada-hadleen-madaxweynaha-soomaaliya-raiisul-wasaaraha-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-madaxweynaha-soomaaliya-raiisul-wasaaraha-itoobiya\/","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya &#038; Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya?"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxa ay kawada hadleen danaha labada dal, xasiloonida, Amniga iyo Horumarka Gobolka.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta Facebook ee Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in Dowladdiisa ay xoogga saarayso danaha wadaagga ah ee gobolka si loo helo xasilooni waarta sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cMadaxweynaha Soomaaliya waxa aan kawada hadalnay xoojinta danaha labada dal, Xasiloonida, Amniga &amp; Horumarka\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed Ali oo qoraalkaan soo dhigay bartiisa Xiriirka Bulshada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa kulamo gaargaar ah la qaatay Madaxdii ka qaybgashay daahfurka biyo xireenka Dowladdaas ay hirgelisay, waxaa socda kala xod-xodasho Itoobiya ay ku samayneyso sidii ay u heli lahayd dalal ay siiso korontada tamarkaas lagu dhaliyo.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxa ay kawada hadleen danaha labada dal, xasiloonida, Amniga iyo Horumarka Gobolka. Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta Facebook ee Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in Dowladdiisa ay xoogga saarayso danaha wadaagga ah ee gobolka si loo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102125,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102124"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102126,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102124\/revisions\/102126"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}