{"id":102117,"date":"2025-09-10T09:11:47","date_gmt":"2025-09-10T08:11:47","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102117"},"modified":"2025-09-10T09:12:20","modified_gmt":"2025-09-10T08:12:20","slug":"norway-oo-79-sano-kaddib-ku-badisay-in-ka-badan-10-gool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/norway-oo-79-sano-kaddib-ku-badisay-in-ka-badan-10-gool\/","title":{"rendered":"Norway oo 79 sano kaddib ku badisay in ka badan 10 gool!"},"content":{"rendered":"<p>Xulka qaranka Norway ayaa kulan ciyaareed kamid ah isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026 uu kahortagay dhiggiisa Moldova waxa uu ku garaacay 11 gool, tani waxa ay diiwaanka ku gelisay xulkaan oo dhinaca goolal tirsiga kordhistay.<\/p>\n<p>Guul tan lamid ah waxa uu xulkaan gaaray 1946dii oo 12-0 ku garaaceen dhiggooda Finland, guushii xalay waxa ay diiwaanka ku gelisay in 79 sano kaddib ay Norway shabaqa xulka kasoo horjeeda gaarsiiso in ka badan 10 gool.<\/p>\n<p>Arrinta kale ee la hadal hayo waa ciyaaryahanka lagu magacaabo Erling Haaland 5 kamid ah Goolashaas xulkiisa u dhaliyay, afka hore ee Manchester City oo sanadkii hore qaab aad u liita kusoo dhammaastay ayaa naadigiisa dib ugu soo laabanaya isaga oo Norway guul u horseeday.<\/p>\n<p>Haaland oo 25 jir ah waxa uu xilkiisa Norway markii ugu horraysay u saftay sanadkii 2019kii, 45 kulan ayuu shabaqa ku gaaray 48 gool, tani waxa ay daliil u tahay in uu gaari karo goolal badan marka la eego da\u2019diisa iyo fursadaha uu haysto waa haddii aan wax isbaddelin.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xulka qaranka Norway ayaa kulan ciyaareed kamid ah isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026 uu kahortagay dhiggiisa Moldova waxa uu ku garaacay 11 gool, tani waxa ay diiwaanka ku gelisay xulkaan oo dhinaca goolal tirsiga kordhistay. Guul tan lamid ah waxa uu xulkaan gaaray 1946dii oo 12-0 ku garaaceen dhiggooda Finland, guushii xalay waxa ay diiwaanka ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102118,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102117"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102117"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102120,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102117\/revisions\/102120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}