{"id":102073,"date":"2025-09-09T09:08:17","date_gmt":"2025-09-09T08:08:17","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102073"},"modified":"2025-09-09T09:08:17","modified_gmt":"2025-09-09T08:08:17","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qaybgalay-furitaanka-biyo-xireenka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qaybgalay-furitaanka-biyo-xireenka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabadda lagu daahfuray biyo xireenka Itoobiya Grand Ethiopian renaissance dam ee dadka dalkaas u yaqaan (Waa horumarka qaranka).<\/p>\n<p>Madaxweyneyaasha Jabuuti, Kenya &amp; Koofurta Suudaan ayaa ka qaybgalay munaasabaddaan, Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafladda furitaanka kusoo beegay waqti Madaxdaan ay ka qaybgalayaan shirka looga hadlayo Isbaddelka Cimillada.<\/p>\n<p>Muddo dheer ayay Itoobiya la daala-dhacaysay dhismaha Biyo xireenkaan oo mashaariic waa weyn Mustaqbalka u noqonaya inkasta oo ay jireen culays uga imaanayay Dalalka Masar iyo Suudaan oo biyaha Webiga Nile la wadaago.<\/p>\n<p>Lacagta ku baxday oo ah $5 Bilyan waxaa laga uruuriyay Dadka Dalkaas, waxaa loogu magac daray qaaraanka qaranka, Abiy Ahmed ayaa markaan doonaya in uu dhabbe kale u jiheeyo Dalkiisa iyada oo weli ay taagan tahay doodda Masar iyo Suudaan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabadda lagu daahfuray biyo xireenka Itoobiya Grand Ethiopian renaissance dam ee dadka dalkaas u yaqaan (Waa horumarka qaranka). Madaxweyneyaasha Jabuuti, Kenya &amp; Koofurta Suudaan ayaa ka qaybgalay munaasabaddaan, Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafladda furitaanka kusoo beegay waqti Madaxdaan ay ka qaybgalayaan shirka looga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102074,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102073"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102073"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102075,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102073\/revisions\/102075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102074"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}