{"id":102044,"date":"2025-09-08T12:40:38","date_gmt":"2025-09-08T11:40:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102044"},"modified":"2025-09-08T12:40:38","modified_gmt":"2025-09-08T11:40:38","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-la-kulmay-safiirka-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-la-kulmay-safiirka-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Midowga Yurub oo ay hoggaamineyso Danjire Francesca Di Mauro.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Kulanka oo ka dhacay Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa waxaa looga hadlay Iskaashiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya ee la xiriira dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Safiirka Midowga Yurub ayaa caddeysay in ay Soomaaliya ka taageeri doonto dhinacyada, nabadda, horumarka iyo dib-u-dhiska dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, Ra\u2019iisul wasaare Xamse ayaa soo dhaweeyay Safiirka cusub, isagoo tilmaamay in ay ka shaqeyn doonaan sidii loo sii wadi lahaa wada-shaqeyntooda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Midowga Yurub ayaa kamid ah dhinacyada Soomaaliya ka taageera dagaalka AS iyo taageerada caalamiga ah ee binu aadanimada. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Mustaqbal<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Midowga Yurub oo ay hoggaamineyso Danjire Francesca Di Mauro. Kulanka oo ka dhacay Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa waxaa looga hadlay Iskaashiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya ee la xiriira dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda. Safiirka Midowga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102045,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102044"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102046,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102044\/revisions\/102046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}