{"id":102041,"date":"2025-09-08T11:03:19","date_gmt":"2025-09-08T10:03:19","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102041"},"modified":"2025-09-08T11:03:19","modified_gmt":"2025-09-08T10:03:19","slug":"maxay-kawada-hadleen-ku-simaha-madaxweynaha-jfs-danjiraha-midowga-yurub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-ku-simaha-madaxweynaha-jfs-danjiraha-midowga-yurub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen ku simaha Madaxweynaha JFS &#038; Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya?"},"content":{"rendered":"<p>Ku simaha Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka cusub Midowga Yurub ee Soomaaliya Francesca Di Mauro iyo kuxigeenkeeda Karin Gatt-Rutter.<\/p>\n<p>Kulanka inta uu socday waxaa diiradda lagu saaray xoojinta Iskaashiga iyo wadashaqaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, xubnahaan ayaa ku simaha Madaxweynaha kala hadlay dib u eegista Dastuurka Dalka iyo shuruucda kale ee Baarlamaanka la horgeynayo.<\/p>\n<p>Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa u mahadcelisay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku simaha Xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe, dhankiisa waxa uu ku bogaadiyay wafdigaas in uu xoogga saaro cilaaqaadka labada dhinac.<\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u muujiyay garab istaag, waxa ay sidoo kale ka taageeraan arrimaha la xiriira Amniga, Siyaasadda iyo Waxbarashada, waxaa sanadihii dambe sii kordhayay wakiillada ka socda dalalka ururkaas ku midoobay ee danjireyaasha soo dirsanaya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku simaha Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka cusub Midowga Yurub ee Soomaaliya Francesca Di Mauro iyo kuxigeenkeeda Karin Gatt-Rutter. Kulanka inta uu socday waxaa diiradda lagu saaray xoojinta Iskaashiga iyo wadashaqaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, xubnahaan ayaa ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102041"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102041"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102043,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102041\/revisions\/102043"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102042"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}