{"id":102010,"date":"2025-09-07T17:28:15","date_gmt":"2025-09-07T16:28:15","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102010"},"modified":"2025-09-07T17:29:01","modified_gmt":"2025-09-07T16:29:01","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-gaarey-adis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-gaarey-adis-ababa\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaarey Adis Ababa"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Adis Ababa ee Caasimadda ee dalka Itoobiya, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shir caalami ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sida ilo xog ogaal ah ay sheegeen Madaxweynaha ayaa kamid noqon doono Madax ka qeyb galeysa shirweynaha labaad ee looga hadlayo Isbadalka Cimilada ee Caalamka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha ayaa shirka ka jeedin doona khudbad uu uga hadlayo xaaladda deegaanka iyo isbadalka cimilada Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Addis Ababa waxa uu sidoo kale kulan doceedyo la qaadan doonaa madaxda kala duwan ee Afrika oo ka qeyb ah shirka cimilada Afrika.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, madaxweynaha uu la yeelan doonaa kulami gaar gaar ah madaxda iyo hay\u2019adaha caalamiga ah ee ku howlan is badalka cimilada iyo sidii loo xallin lahaa dhibaatada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Safarka Madaxweynaha ayaa ku soo aadaya xilli sidoo kale uu ka qeyb gali doono shirka Midowga Afrika ee ka dhacaya Adis Ababa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Adis Ababa ee Caasimadda ee dalka Itoobiya, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shir caalami ah. Sida ilo xog ogaal ah ay sheegeen Madaxweynaha ayaa kamid noqon doono Madax ka qeyb galeysa shirweynaha labaad ee looga hadlayo Isbadalka Cimilada ee Caalamka. Madaxweynaha ayaa shirka ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102011,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102010"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102010"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102012,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102010\/revisions\/102012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}