{"id":102004,"date":"2025-09-07T17:25:53","date_gmt":"2025-09-07T16:25:53","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102004"},"modified":"2025-09-08T08:12:29","modified_gmt":"2025-09-08T07:12:29","slug":"dowladda-soomaaliya-ayaa-billaabeysa-qorshe-dib-u-habeyn-lagu-sameynayo-ciidanka-difaaca-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-ayaa-billaabeysa-qorshe-dib-u-habeyn-lagu-sameynayo-ciidanka-difaaca-qaranka\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo billaabeysa qorshe dib u habeyn lagu sameynayo ciidanka difaaca qaranka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Dowladda Soomaaliya ayaa billaabeysa qorshe dib u habeyn lagu sameynayo ciidanka difaaca qaranka, si loo adkeeyo is xisaabtanka iyo ogaanshiyaha ciidanka diyaarka ah iyo kuwa maqan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Guddi ka kooban Wasaaradaha Difaaca, Maaliyadda iyo Saraakiil ciidan ayaa lagu wadaa in ay gaaraan Saldhigyada ciidanka iyo xeryaha si ay u hubiyaan joogitaanka ciidanka ee xarumahooda iyo inay hirgeliyaan nidaamka casriga ah ee aqoonsiga faraha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ay ka go\u2019antahay isla xisaabtan iyo kala dambeynta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/544825294_1307829458050324_1765031017884372793_n.jpg?_nc_cat=1&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=rVvfEH96-48Q7kNvwG4nYQD&amp;_nc_oc=AdlezC5imfhOmZoE-4wRwA4V0u3spBHCu_VnPxnTeFLz3IFVkywceepQB5gNk-iJLTg&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=rpI1g_XCR6BFaviNl61aUw&amp;oh=00_AfZzZUMml-dzqy5C4SCeENBiJUNZHpiLyRVg6_M3C73MRQ&amp;oe=68C36DA3\" alt=\"May be an image of 5 people, dais and text\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Wasiirka ayaa sheegay in guddiga farsamo ee la magacaabay laga rabo inay kala saaraan askarta hawlgabka ah iyo kuwa shaqeeya, hubiyaan joogitaanka ciidanka ee xarumahooda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegay in tillaabadani tahay mid lagu tayeynayo ciidamada qalabka sida, si ay awood ugu yeeshaan sugida amniga dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Tillaabadan ay wado Dowladda Soomaaliya ayaa ku soo aadeysaa xilli Ciidanka Qalabka Sida ay wadaan dagaal ka dhana AS, isla markaasna ay ku kala sugan yihiin gobollo kala duwan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqtbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa billaabeysa qorshe dib u habeyn lagu sameynayo ciidanka difaaca qaranka, si loo adkeeyo is xisaabtanka iyo ogaanshiyaha ciidanka diyaarka ah iyo kuwa maqan. Guddi ka kooban Wasaaradaha Difaaca, Maaliyadda iyo Saraakiil ciidan ayaa lagu wadaa in ay gaaraan Saldhigyada ciidanka iyo xeryaha si ay u hubiyaan joogitaanka ciidanka ee xarumahooda iyo inay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101879,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102004"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102004"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102025,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102004\/revisions\/102025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101879"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}