{"id":101995,"date":"2025-09-07T12:49:01","date_gmt":"2025-09-07T11:49:01","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101995"},"modified":"2025-09-07T12:53:50","modified_gmt":"2025-09-07T11:53:50","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-la-filayo-inuu-gaaro-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-la-filayo-inuu-gaaro-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo la filayo inuu gaaro dalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa inuu gaaro magaalada Adis Ababa ee Caasimadda ee dalka Itoobiya, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shir caalami ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sida ilo xog ogaal ah ay sheegeen Madaxweynaha ayaa kamid noqon doono Madax ka qeyb galeysa shirweynaha labaad ee looga hadlayo Isbadalka Cimilada ee Caalamka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha ayaa shirka ka jeedin doona khudbad uu uga hadlayo xaaladda deegaanka iyo isbadalka cimilada Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Addis Ababa waxa uu sidoo kale kulan doceedyo la qaadan doonaa madaxda kala duwan ee Afrika oo ka qeyb ah shirka cimilada Afrika.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, madaxweynaha wuxuu kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaa madaxda iyo hay\u2019adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya xallinta dhibaatada Isbadalka Cimilada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Safarka Madaxweynaha ayaa ku soo aadaya xilli Itoobiya ay daah fureyso biyo xireeenka Webiga Nile ee ay ka dhalin doonaan Korontada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa inuu gaaro magaalada Adis Ababa ee Caasimadda ee dalka Itoobiya, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shir caalami ah. Sida ilo xog ogaal ah ay sheegeen Madaxweynaha ayaa kamid noqon doono Madax ka qeyb galeysa shirweynaha labaad ee looga hadlayo Isbadalka Cimilada ee Caalamka. Madaxweynaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101995"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101995"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102002,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101995\/revisions\/102002"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}