{"id":101868,"date":"2025-09-03T17:03:00","date_gmt":"2025-09-03T16:03:00","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101868"},"modified":"2025-09-03T17:03:51","modified_gmt":"2025-09-03T16:03:51","slug":"shiinaha-wuxuu-soo-bandhigay-cudud-ciidan-iyo-hub-casri-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shiinaha-wuxuu-soo-bandhigay-cudud-ciidan-iyo-hub-casri-ah\/","title":{"rendered":"Shiinaha oo soo bandhigay cudud ciidan iyo hub casri ah"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Shiinaha wuxuu soo bandhigay cudud ciidan, hub casri ah iyo inuu diyaar u yahay is ka difaacida cadaw kasta oo dibadda ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Waxay noqotay masrax siyaasadeed munaasabadda xuska guushii 80 sano ka hor Shiinaha ka gaarey dagaalkii labaad ee dunida iyo riixidii Japan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Dhoolatusku wuxuu socday ku dhowaad 90 daqiiqo, iyadoo lagu xusayey isku duubnida iyo awoodda ciidan ee Shiinaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa soo dhaweeyay hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, isagoo kadibna salaamay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, kaddibna wuxuu u dhaqaaqay kursigiisa, isagoo ay dhinac socdaan laba hoggaamiye oo reer galbeedku cuna qabateeyay.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/static01.nyt.com\/images\/2025\/09\/03\/multimedia\/03int-china-parade-top-mvzc\/03int-china-parade-top-mvzc-threeByTwoLargeAt2X-v2.jpg?format=pjpg&amp;quality=30&amp;auto=webp&amp;disable=upscale\" alt=\"Xi Parades Firepower to Signal That China Won't Be Bullied Again - The New York Times\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Hubka la soo bandhigay ayaa ka mid ahaa gantaallada xawaare sare ku socda (hypersonic missiles), gantaalada badda hoos mara, iyo hubka laysarka. Waxaa sidoo kale la soo bandhigay diyaaradaha dagaalka iyo kuwa ay ku xiran yihiin bambooyin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo khudbad jeediyay ayaa sheegay in dalkiisa horumar gaarey, cidna ay hor istaagi karin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Bandhigaan ayaa u muuqda mid ka carreysiiyay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.Markii dabaal-deggu bilaabmay, Trump ayaa farriin adag ku qoray bartiisa Truth Social, isagoo ku eedeeyay saddexda hoggaamiye inay shirqool ka dhan ah Maraykanka wadaan.<\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shiinaha wuxuu soo bandhigay cudud ciidan, hub casri ah iyo inuu diyaar u yahay is ka difaacida cadaw kasta oo dibadda ah. Waxay noqotay masrax siyaasadeed munaasabadda xuska guushii 80 sano ka hor Shiinaha ka gaarey dagaalkii labaad ee dunida iyo riixidii Japan. Dhoolatusku wuxuu socday ku dhowaad 90 daqiiqo, iyadoo lagu xusayey isku duubnida&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101869,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101868"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101868"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101871,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101868\/revisions\/101871"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101869"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}