{"id":101859,"date":"2025-09-03T14:53:04","date_gmt":"2025-09-03T13:53:04","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101859"},"modified":"2025-09-03T14:53:04","modified_gmt":"2025-09-03T13:53:04","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-warqadaha-aqoonsiga-ka-guddoomay-danjireyaasha-midowga-yurub-iyo-nederland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-warqadaha-aqoonsiga-ka-guddoomay-danjireyaasha-midowga-yurub-iyo-nederland\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Midowga Yurub iyo Nederland."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Midowga Yurub (EU) u fadhiya Soomaaliya Danjire Francesca Di Mauro iyo Safiirka cusub ee Boqortooyada Nederland ee Soomaaliya Danjire Henk Jan Bakker.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Qoraal ka soo baxay Madaxtooyadda ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu si gaar ah ugu hambalyeeyay danjireyaasha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\">\u201c<span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha ayaa safiirrada ugu hambalyeeyey in ay ka mid noqdeen diblumaaaiyiinta ka howl-gala Soomaaliya, isagoo tilmaamay in ay wadashaqeyn iyo soo dhawayn wanaagsan kala kulmayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dhankooda, Danjireyaashan ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha qaabilaadda uu u sameeyey, iyagoo soo bandhigay dadaalka ay ku bixinayaan xoojinta iskaashiga nabadda, horumarka iyo dib-u-dhiska.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Mustaqbal<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Midowga Yurub (EU) u fadhiya Soomaaliya Danjire Francesca Di Mauro iyo Safiirka cusub ee Boqortooyada Nederland ee Soomaaliya Danjire Henk Jan Bakker. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyadda ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu si gaar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101861,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101859"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101859"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101862,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101859\/revisions\/101862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}