{"id":101822,"date":"2025-09-02T16:06:43","date_gmt":"2025-09-02T15:06:43","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101822"},"modified":"2025-09-02T16:07:53","modified_gmt":"2025-09-02T15:07:53","slug":"soomaaliya-iyo-serbia-oo-iska-kaashanaya-dagaalka-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-iyo-serbia-oo-iska-kaashanaya-dagaalka-as\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Serbia oo iska kaashanaya dagaalka AS"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Belgrade ee caasimadda dalka Serbia kulan kula yeeshay dhigiisa dalkaasi, Bratislav Ga\u0161i\u0107.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Labada wasiir ayaa kulankooda uga hadlay iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga ee Soomaaliya iyo Serbia oo xiriirkooda sanadihii la soo dhaafay sii xooggeysanayay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, Serbia ayaa Soomaaliya ka taageeri doonta tababarka iyo qalabeynta ciidanka qalabka sida gaar ahaan dagaalka AS ee ka socda gudaha dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiir Fiqi ayaa ka hadlay kulanka, isagoo dalka Serbia uga mahadceliyay taageerada ay siinayaan Soomaaliya gaar ahaan xoojinta dagaalka AS.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhankiisa, Wasiir Difaaca Serbia ayaa sheegay in ay sii xoojin doonaan Iskaashiga labadad al gaar ahaan dhinaca amniga iyo difaaca.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sidoo kale tilmaamay in ay Serbia sii wadi doonto horumarinta, tababarka ciidan iyo cilmi-baaris ku saabsan tignoolajiyada difaaca.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dalka Serbia ayaa waxaa safar ku tagey wafdi sare oo uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, isagoo kulamo la yeeshay madaxda sare ee dalkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamo Soomaali ah ayaa tababar u jooga dalka Serbia, iyadoo qaar kale oo soo dhammeystay tababarka ay dib ugu soo laabteen dalkooda.<\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Belgrade ee caasimadda dalka Serbia kulan kula yeeshay dhigiisa dalkaasi, Bratislav Ga\u0161i\u0107. Labada wasiir ayaa kulankooda uga hadlay iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga ee Soomaaliya iyo Serbia oo xiriirkooda sanadihii la soo dhaafay sii xooggeysanayay. Sidoo kale, Serbia ayaa Soomaaliya ka taageeri doonta tababarka iyo qalabeynta ciidanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101823,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101822"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101822"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101826,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101822\/revisions\/101826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}