{"id":101786,"date":"2025-09-01T16:55:23","date_gmt":"2025-09-01T15:55:23","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101786"},"modified":"2025-09-01T16:55:23","modified_gmt":"2025-09-01T15:55:23","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-gaarey-dalka-serbia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-gaarey-dalka-serbia\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo gaarey dalka Serbia"},"content":{"rendered":"<p class=\"western\"><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"western\"><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in safarka wafdiga la xiriiro xoojinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Serbia.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"western\"><strong><span style=\"color: #080809;\">\u201c<\/span><\/strong><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Madaxda Serbia ayaa ka wada hadli doono arrimo muhiim ah, oo ay ka mid yihiin iskaashiga ganacsiga, wada-shaqaynta dhinaca amniga, iyo is-dhaafsiga tacliinta iyo dhaqanka\u201d<\/strong> ayaa lagu yiri qoraalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"western\"><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra\u2019iisul wasaare Xamse tababar u soo xiri doono ciidan ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo loo diyaariyay sugida Amniga dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Mustaqbal<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in safarka wafdiga la xiriiro xoojinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Serbia. \u201cRa\u2019iisul Wasaaraha iyo Madaxda Serbia ayaa ka wada hadli doono&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101787,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101786"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101786"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101788,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101786\/revisions\/101788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}