{"id":101782,"date":"2025-09-01T15:24:30","date_gmt":"2025-09-01T14:24:30","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101782"},"modified":"2025-09-01T15:24:30","modified_gmt":"2025-09-01T14:24:30","slug":"in-ka-badan-800-ruux-oo-ku-geeriyooday-dhul-gariir-ku-dhuftay-dalka-afghanistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/in-ka-badan-800-ruux-oo-ku-geeriyooday-dhul-gariir-ku-dhuftay-dalka-afghanistan\/","title":{"rendered":"In ka badan 800 ruux oo ku geeriyooday dhul gariir ku dhuftay dalka Afghanistan"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Bariga Afghanistan ayaa wajahaya masiibo bani\u2019aadannimo kadib markii dhulgariir xooggiisu gaarayay <\/span><\/span><strong><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">6.0<\/span><\/span><\/strong><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"> uu ku dhuftay, sida ay sheegtay hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee gargaarka (OCHA). <\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in in ka badan <\/span><\/span><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">800 qof ay geeriyoodeen<\/span><\/span><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">, halka tiro badan oo kale ay ku dhaawacmeen.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dhulgariirka ayaa sababay burbur baahsan, isagoo ruxay guryo iyo dhismayaal laga<\/span><\/span><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">na<\/span><\/span><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"> dareemay caasimadda <\/span><\/span><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Kabul<\/span><\/span><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"> iyo magaalada <\/span><\/span><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Islamabad<\/span><\/span><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"> ee dalka Pakistan.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Mas\u2019uuliyiinta deegaanka ayaa sheegay in tuulooyin dhan gebi ahaanba la waayay, dad badanna ay wali ku hoos jiraan burburka dhismayaasha. <\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Helikobtarrada gurmadka ayaa la geeyay si loo soo badbaadiyo dadka ku go\u2019doonsan meelaha fogfog oo aan si fudud loo gaari karin.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Goobjoogayaal ku sugan halka musiibadu ka dhacday ayaa sheegay in tuulooyin buuxa dhulka la simay, isla markaana ay socdaan dadaallo lagu baarayo dad ku xayiran dhagaxaanta iyo qashinka dhismayaasha.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Qaramada Midoobay iyo hay\u2019adaha kale ee samafalka ayaa ku baaqay gargaar degdeg ah si loo caawiyo dadka ay saameeyeen musiibadan.<\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bariga Afghanistan ayaa wajahaya masiibo bani\u2019aadannimo kadib markii dhulgariir xooggiisu gaarayay 6.0 uu ku dhuftay, sida ay sheegtay hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee gargaarka (OCHA). Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in in ka badan 800 qof ay geeriyoodeen, halka tiro badan oo kale ay ku dhaawacmeen. Dhulgariirka ayaa sababay burbur baahsan, isagoo ruxay guryo iyo dhismayaal&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101783,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101782"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101784,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101782\/revisions\/101784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}