{"id":101749,"date":"2025-08-31T14:22:28","date_gmt":"2025-08-31T13:22:28","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101749"},"modified":"2025-08-31T14:23:33","modified_gmt":"2025-08-31T13:23:33","slug":"dowladda-soomaaliya-ayaa-shaacisay-in-gobollada-sool-sanaag-iyo-ceyn-u-aqoonsan-tahay-dg-waqooyi-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-ayaa-shaacisay-in-gobollada-sool-sanaag-iyo-ceyn-u-aqoonsan-tahay-dg-waqooyi-bari\/","title":{"rendered":"DFS oo shaacisay in Gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn u aqoonsan tahay DG Waqooyi Bari."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-size: medium;\">Wasaaradda Arrimaha Gudaha <\/span><span style=\"font-size: medium;\">Soomaaliya <\/span><span style=\"font-size: medium;\">ayaa maanta ku dhawaaqday in si rasmi ah loo soo gebogabeeyay dhismaha Dowlad Goboleedka cusub ee <\/span><strong><span style=\"font-size: medium;\">Waqooyi-Bari Soomaaliya<\/span><\/strong><span style=\"font-size: medium;\">, taas oo noqotay xubintii ugu dambeysay ee ku soo biirta Dowlad Goboleedyada Federaalka Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maamulka Waqooyi Bari ka kooban yahay gobollada <strong>Sool, Sanaag iyo Cayn.<\/strong><\/span><\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-size: medium;\"><b>Dhismaha maamulkan cusub ayaa ku yimid dadaallo laba sano socday oo ay hoggaaminayeen bulshada dega gobollada <\/b><\/span><strong><span style=\"font-size: medium;\"><b>Sool, Sanaag iyo Cayn<\/b><\/span><\/strong><span style=\"font-size: medium;\"><b>, kuwaas oo markii hore ku meel gaar u sameystay maamulka SSC-Khaatumo bishii Agoosto 2023. Mudadaas waxaa la qabtay wadatashiyo ballaaran, qoro-dastuur iyo shirar lagu dhisayay kalsooni, taas oo gogol xaar u noqotay maanta la gaaro dowlad rasmi ah\u201d <\/b><\/span><span style=\"font-size: medium;\">ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Hoos ka akhri war-saxaafadeed ku qoran Luuqada Ingiriiska<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/541986781_122203461308271842_56460876654216609_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg_tt6&amp;_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=khuY3UopjHcQ7kNvwF-HUeO&amp;_nc_oc=Adlh6ZSTKE3Guohsots4i1oirY_L3R9tWvXdFq9_IfuniLTB2nWHdRWdfWqalrLeU0A&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=57kQ_XnRuj6FCn_ZW9bPgQ&amp;oh=00_AfWUeBPFekDpODis5oM0VdEzazQJspSFoVv5f6WMpYePVw&amp;oe=68BA05C2\" alt=\"May be an image of text\" width=\"1024\" height=\"1304\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/542751320_122203461320271842_6410699827583829310_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg_tt6&amp;_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=eG242OzQZXsQ7kNvwHnMFOa&amp;_nc_oc=AdllfEG5RPUnEgbn2aKyCJ8j2cu9HM_P9Pxk7bR8XdXr3jiodSZMY9XlzYfzNQBxrw4&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=tBUX8HO3Rp93bwp86B_xmQ&amp;oh=00_AfVC1Nsurz5SoLR9xkxTRd09QgTSKMq5KbLTbGgJi9Uddg&amp;oe=68BA14EB\" alt=\"May be an illustration of text\" width=\"1019\" height=\"1288\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in si rasmi ah loo soo gebogabeeyay dhismaha Dowlad Goboleedka cusub ee Waqooyi-Bari Soomaaliya, taas oo noqotay xubintii ugu dambeysay ee ku soo biirta Dowlad Goboleedyada Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maamulka Waqooyi Bari ka kooban yahay gobollada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101749"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101749"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101752,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101749\/revisions\/101752"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}