{"id":101746,"date":"2025-08-31T12:40:07","date_gmt":"2025-08-31T11:40:07","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101746"},"modified":"2025-08-31T12:40:07","modified_gmt":"2025-08-31T11:40:07","slug":"maxay-ka-wada-hadleen-madaxweynaha-koofur-galbeed-iyo-safiirka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-ka-wada-hadleen-madaxweynaha-koofur-galbeed-iyo-safiirka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Safiirka Itoobiya?"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan gaar kula yeeshay Safiirka Cusub ee Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Suleiman Dedefo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray Xaaladda dowlad goboleedka Koofur Galbeed, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dagaalka ka dhanka ah AS.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Safiirka Itoobiya ayaa sheegay in ay Koofur Galbeed ka taageerayaan dagaalka AS, si xubnahaasi looga saaro deegaannada ay kaga sugan yihiin Maamulkaasi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweyne Laftagareen ayaa ka mahadceliyay dadaalka Ciidanka Itoobiya ee ku sugan deegaannada Maamulkaasi, kuwaasi oo qeyb ka ah dagaalka AS.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku howlgala magaca Howlgalka AUSSOM ayaa qeyb ka ah dhaqdhaqaaqyada ka dhanka ah AS ee ka socda deegaannada Maamulaka Koofur Galbeed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan gaar kula yeeshay Safiirka Cusub ee Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Suleiman Dedefo. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray Xaaladda dowlad goboleedka Koofur Galbeed, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dagaalka ka dhanka ah AS. Safiirka Itoobiya ayaa sheegay in ay Koofur Galbeed ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101747,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101746"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101746"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101748,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101746\/revisions\/101748"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101747"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}