{"id":101725,"date":"2025-08-31T08:18:02","date_gmt":"2025-08-31T07:18:02","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101725"},"modified":"2025-08-31T08:18:02","modified_gmt":"2025-08-31T07:18:02","slug":"senator-cabdi-ismaaciil-wasaaradda-arrimaha-dibadda-maraykanka-waxa-ay-dhahday-soomaali-la-kala-googoynayo-kuma-jirno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/senator-cabdi-ismaaciil-wasaaradda-arrimaha-dibadda-maraykanka-waxa-ay-dhahday-soomaali-la-kala-googoynayo-kuma-jirno\/","title":{"rendered":"Senator Cabdi Ismaaciil \u201cWasaaradda Arrimaha dibadda Maraykanka waxa ay dhahday Soomaali la kala googoynayo kuma jirno\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo xubin ka ah Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee JFS isla markaana deegaan doorashadiisu tahay Gobollada Waqooyi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in Maraykanka uu aqoonsanayo Somaliland.<\/p>\n<p>Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in haatan dunidu ay ka shaqeyneyso sidii loosoo yarayn lahaa Dalalka badan ee kala tagtay sidaas awgeed aanay suuragal noqon Karin in la kala qaybiyo Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayuu sheegay in ay caddaysay mowqifkeeda la xiriira aqoonsashada Somaliland, waxa uu shaaciyay in ay si rasmi ah u sheegtay in aanay doonayn kala qaybinta Jamhuuriyadda Soomaalida.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cMa huuhaada mise xaqiiqdu waxa ay tahay? Wasaaradda Amuuraha dibadda sida maqaalaha igu ah in ay sheegtay in ay yiraahdeen anagu Soomaali la kala googoynayo kuma jirno, Yurub oo dhan ayaa isku imaaneysa, Afrika oo aan xubin Baarlamaan ka ah ayaa laga shaqeynayaa sidii la isugu keeni lahaa loona yarayn lahaa\u201d<\/em><\/strong> Ayuu yiri Senator Cabdi Ismaaciil Samatar.<\/p>\n<p>Senator Ted Cruz oo xubin ka ah Xisbiga Talada Maraykanka haya ayaa dhowaan warqad u diray Madaxweyne Donald Trump, waxa uu usoo jeediyay in uu aqoonsado Somaliland balse waxaa arrintaas kahor yimid xubno kala duwan oo qaarkood xilal kasoo qabtay Dalkaas.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo xubin ka ah Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee JFS isla markaana deegaan doorashadiisu tahay Gobollada Waqooyi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in Maraykanka uu aqoonsanayo Somaliland. Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in haatan dunidu ay ka shaqeyneyso sidii loosoo yarayn lahaa Dalalka badan ee kala&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":54123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,76],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101725"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101726,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101725\/revisions\/101726"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}