{"id":101552,"date":"2025-08-26T09:33:37","date_gmt":"2025-08-26T08:33:37","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101552"},"modified":"2025-08-26T09:33:37","modified_gmt":"2025-08-26T08:33:37","slug":"maxay-kawada-hadleen-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-socotay-kuwa-maraykanka-ee-ka-qaybgalay-shirka-image","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-socotay-kuwa-maraykanka-ee-ka-qaybgalay-shirka-image\/","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen Mas\u2019uuliyiinta Soomaaliya ka socotay &#038; Kuwa Maraykanka ee ka qaybgalay Shirka IMAGE?"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Houston Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka waxaa ku kulmay Danjiraha Soomaaliya ee Dalkaas Daahir Xasan Carab, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire, Maareeya guud ee Hay\u2019adda Batroolka Soomaaliyeed Injineer Cabdulqaadir Maxamuud iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka socday Madaxda Shirkadaha Shidaalka &amp; Gaaska Maraykanka.<\/p>\n<p>Wufuudda labada dhinac waa Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka ah ee kulmay waxa ay marti ku ahaayeen shirweynaha Caalamiga ah ee sanadlaha ah IMAGE Housten, waxa ay is dhaafsadeen badqabka Tamarta iyo sida looga faa\u2019iideysan karo sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay Safaaradda Soomaaliya ee Maraykanka.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa kasoo muuqatay shirarka caalamiga ahaa ee looga hadlay dhinaca Tamarta iyo shidaalka iyada oo heshiis horay ula gashay Turkiga lagu baaray sahmintii lagu sameeyay ceelasha shidaalka oo dhowaan soosaarkooda lagu dhaqaaqayo.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Houston Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka waxaa ku kulmay Danjiraha Soomaaliya ee Dalkaas Daahir Xasan Carab, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire, Maareeya guud ee Hay\u2019adda Batroolka Soomaaliyeed Injineer Cabdulqaadir Maxamuud iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka socday Madaxda Shirkadaha Shidaalka &amp; Gaaska Maraykanka. Wufuudda labada dhinac waa Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka ah ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101553,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101552"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101554,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101552\/revisions\/101554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101553"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}