{"id":1015,"date":"2018-07-08T12:31:36","date_gmt":"2018-07-08T11:31:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=1015"},"modified":"2018-07-09T07:59:14","modified_gmt":"2018-07-09T06:59:14","slug":"real-madrid-oo-horyaalka-ingriska-ka-heshay-badalka-ronaldo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/real-madrid-oo-horyaalka-ingriska-ka-heshay-badalka-ronaldo\/","title":{"rendered":"Real Madrid Oo Horyaalka Ingriska ka heshay badalka Ronaldo."},"content":{"rendered":"<p>Naadiga Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay heshay badalka Ronaldo waana xiddiga Chelsea Eden Hazard.<\/p>\n<p>Xiddiga heerka caalami ee dalka Portugal ayaa lagu wadaa inuu qarka u saaran yahay inuu ku biiro Juventus \u00a0halka Hazzard oo arko badalka saxda ah sida laga soo xigtay Tuttomercato.<\/p>\n<p>Wararka \u00a0ayaa soo jeedineysa in Hazard uusan aheyn magaca kaliya ee badali kara Ronaldo\u00a0 iyadoo kooxda Real Madrid \u00a0ay isha ku heyso weeraryahanka Inter Milan Mauro Icardi iyo weeraryahanka Bayern Munich Roberto Lewandowski.<\/p>\n<p>Juve ayaa lagu soo waramayaa inay bixineyso 88 milyan oo ginni oo ay ku iibineyso Ronaldo iyadoo Real ay faa&#8217;iido u tahay 80 milyan oo ginni oo ay kuso<\/p>\n<p>iibsadeen Manchester United xagaagii 2009kii.<\/p>\n<p>United ayaa lagu soo waramayaa inay weydiisatay inay dib ula soo saxiixato Ronaldo, kaliya ayaa la sheegayaa in heshiiska Juve uu u socdo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naadiga Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay heshay badalka Ronaldo waana xiddiga Chelsea Eden Hazard. Xiddiga heerka caalami ee dalka Portugal ayaa lagu wadaa inuu qarka u saaran yahay inuu ku biiro Juventus \u00a0halka Hazzard oo arko badalka saxda ah sida laga soo xigtay Tuttomercato. Wararka \u00a0ayaa soo jeedineysa in Hazard uusan aheyn magaca&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1063,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1015"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1015"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1015\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1063"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}