{"id":101476,"date":"2025-04-18T17:44:57","date_gmt":"2025-04-18T16:44:57","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101476"},"modified":"2025-08-25T03:29:29","modified_gmt":"2025-08-25T02:29:29","slug":"maamulaha-bangiga-dhexe-ee-galmudug-oo-soo-dhaweeyay-xisaabiyaha-guud-ee-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulaha-bangiga-dhexe-ee-galmudug-oo-soo-dhaweeyay-xisaabiyaha-guud-ee-qaranka\/","title":{"rendered":"Maamulaha Bangiga Dhexe ee Galmudug oo soo dhaweeyay Xisaabiyaha guud ee qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Maamulaha Bangiga Dhexe ee Galmudug State, Abdulrazak Mohamed Abdi, ayaa maanta xarunta Bangiga Dhexe ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdirahman Mohamed Aanas.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa qeyb ka ahaa socdaal uu Xisaabiyaha Guud ku marayo hay\u2019adaha maaliyadeed ee dowlad-goboleedyada dalka, ujeeddadiisuna tahay xoojinta wada-shaqeynta, daah-furnaanta, iyo isla xisaabtanka maamulka maaliyadda ee heer federaal iyo heer dowlad-goboleed.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/537727171_769213568984836_3458509246027913242_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=0-hbviKWev8Q7kNvwFa4k4J&amp;_nc_oc=Adm_WN-mgBz5j73_W5xybeXeG6teRNzK9yF2hczDwuv3PHy_seVguz8qtgAlX5znLHQ&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=06SLJgU-pHc29aT-8mxF5A&amp;oh=00_AfUtJa5VlbFAfqGTeEbeILg355jTvRU-w2ljnqidy1plew&amp;oe=68B1148C\" alt=\"May be an image of 5 people and suit\" \/><\/p>\n<p>Intii uu socday kulanka, Maamulaha Bangiga Dhexe ee Galmudug, Abdulrazak Mohamed Abdi, ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda:<\/p>\n<p>\u2022 Horumarinta nidaamyada maaliyadeed ee Galmudug.<br \/>\n\u2022 Iskaashiga joogtada ah ee dhanka maamulka dhaqaalaha.<br \/>\n\u2022 Xoojinta hufnaanta iyo isla xisaabtanka maaliyadeed ee dalka.<\/p>\n<p>Maamulaha ayaa caddeeyay in Bangiga Dhexe ee Galmudug ay ka go\u2019an tahay la shaqeynta Dowladda Federaalka iyo hay\u2019adaha kale ee maaliyadeed, si loo dhiso nidaam maaliyadeed oo lagu kalsoonaan karo, laguna dhiirrigeliyo maalgashi iyo horumar waara oo gobolka ah.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulaha Bangiga Dhexe ee Galmudug State, Abdulrazak Mohamed Abdi, ayaa maanta xarunta Bangiga Dhexe ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdirahman Mohamed Aanas. Kulankan ayaa qeyb ka ahaa socdaal uu Xisaabiyaha Guud ku marayo hay\u2019adaha maaliyadeed ee dowlad-goboleedyada dalka, ujeeddadiisuna tahay xoojinta wada-shaqeynta, daah-furnaanta, iyo isla&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101476"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101476"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101485,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101476\/revisions\/101485"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}