{"id":101472,"date":"2025-07-08T17:38:30","date_gmt":"2025-07-08T16:38:30","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101472"},"modified":"2025-08-24T18:08:32","modified_gmt":"2025-08-24T17:08:32","slug":"maamulaha-bangiga-dhexe-ee-galmudug-oo-isku-diiwaan-galiyay-doorashada-qof-iyo-codka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulaha-bangiga-dhexe-ee-galmudug-oo-isku-diiwaan-galiyay-doorashada-qof-iyo-codka-ah\/","title":{"rendered":"Maamulaha Bangiga Dhexe ee Galmudug oo isku diiwaan galiyay Doorashada qof iyo codka ah"},"content":{"rendered":"<p>Maamulaha Bangiga Dhexe ee Galmudug State, Mudane Abdulrazak Mohamed Abdi, ayaa maanta si rasmi ah isku diiwaangeliyay magaalada Dhuusamareeb, isaga oo u diyaar ah in uu ka qeyb qaato doorashada qof iyo cod ah ee soo socota.<\/p>\n<p>Mudane Abdulrazak ayaa tallaabadan ku tilmaamay \u201cguul taariikhi ah\u201d, isaga oo carrabka ku adkeeyay in isdiiwaangelintu ay tahay fursad dahabi ah oo muwaadin kasta ku muujin karo codkiisa iyo doorashadiisa xorta ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/535359825_769213572318169_6879268398296733219_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=XEL2EeGWWwkQ7kNvwF0axSa&amp;_nc_oc=Adm5LABfooJGNa-ZWUD9951bSUtJJKs8l68_RKNJLMVJ_OU4VUcwdnlk5t6-oemwlaI&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=HIcF-0VtefBfDYQGWp4Pmw&amp;oh=00_AfWbx4eQfYVvZwQ3QF2yHMIqhijS4aDxA4OKHTxNtC-S7A&amp;oe=68B10421\" alt=\"May be an image of 6 people, beard, eyewear and text\" \/><\/p>\n<p>\u201cWaa guul taariikhi ah in aan maanta iska diiwaan galiyo Dhuusamareeb, aniga oo u diyaar ah doorasho qof iyo cod ah. Waxaan ugu baaqayaa shacabka, saaxiibaday iyo dhammaan bulshada in ay iyaguna isdiiwaangeliyaan, waayo saakay aniga ayaa is tuuray, idinkana waa waqtigiinii,\u201d ayuu yiri Maamulaha Bangiga Dhexe ee Galmudug.<\/p>\n<p>Isdiiwaangelinta ayaa ka mid ah wajiyada muhiimka ah ee hannaanka dimoqraadiyadeed ee dalka, waxaana tallaabada uu qaaday Maamulaha Bangiga Dhexe loo arkaa dhiirrigelin iyo tusaale hoggaamineed oo ku aaddan ka qeybgalka codbixinta shacabka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulaha Bangiga Dhexe ee Galmudug State, Mudane Abdulrazak Mohamed Abdi, ayaa maanta si rasmi ah isku diiwaangeliyay magaalada Dhuusamareeb, isaga oo u diyaar ah in uu ka qeyb qaato doorashada qof iyo cod ah ee soo socota. Mudane Abdulrazak ayaa tallaabadan ku tilmaamay \u201cguul taariikhi ah\u201d, isaga oo carrabka ku adkeeyay in isdiiwaangelintu ay tahay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101472"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101472"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101487,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101472\/revisions\/101487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}