{"id":101305,"date":"2025-08-19T14:30:05","date_gmt":"2025-08-19T13:30:05","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101305"},"modified":"2025-08-19T14:30:05","modified_gmt":"2025-08-19T13:30:05","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-gaarey-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-gaarey-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaarey Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa goordhow gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Boqolaal shacab ah ayaa garoonka Diyaaradaha ee Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo loo galbiyay Madaxtooyadda Galmudug.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Waxaa la filayaa inuu kulamo gaar gaar ah la yeesho Madaxda sare ee Maamulka Galmudug, qeybaha bulshada iyo saraakiisha ciidanka.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Kulamada ayaa lagu wadaa in looga hadlo dagaalka AS iyo sidii la isugu duba ridi lahaa howlgallada ay wadaan ciidanka xoogga iyo dadka deegaanka.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, waxaa qorshaha yahay in Madaxweyne Xasan Shiikh xarriga ka jaro Garoonka Diyaaradaha ee Dhuusamareeb iyo mashaariic kale oo laga hirgalayay gudaha caasimadda.<\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Mustaqbal<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa goordhow gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Boqolaal shacab ah ayaa garoonka Diyaaradaha ee Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo loo galbiyay Madaxtooyadda Galmudug. Waxaa la filayaa inuu kulamo gaar gaar ah la yeesho Madaxda sare ee Maamulka Galmudug, qeybaha bulshada iyo saraakiisha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":101310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101305"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101311,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101305\/revisions\/101311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}