{"id":101293,"date":"2025-08-19T08:57:49","date_gmt":"2025-08-19T07:57:49","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101293"},"modified":"2025-08-19T09:04:01","modified_gmt":"2025-08-19T08:04:01","slug":"amniga-magaalada-dhuusamareeb-oo-la-adkeeyay-xilli-halkaasi-la-filayo-inuu-gaaro-madaxweyne-xasan-shiikh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/amniga-magaalada-dhuusamareeb-oo-la-adkeeyay-xilli-halkaasi-la-filayo-inuu-gaaro-madaxweyne-xasan-shiikh\/","title":{"rendered":"Amniga Magaalada Dhuusamareeb oo la adkeeyay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Ciidanka Amniga ee Dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay magaalada Dhuusamareeb iyo deegaannada hoos yimaada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Ciidanka ayaa howlgallada ka wada gudaha magaalada iyo deegaanada ku xeeran, iyadoo askarta ay ku sugan yihiin waddooyinka waaweyn, isgoysyada muhiimka ah, iyo xarumaha dowladda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Saraakiisha amniga ayaa sheegay in weli wadaan howlgallada ay iska kaashanayaan ciidanka Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Howlgallada amniga lagu xaqiijinayo ayaa imaanaya xilli magaalada Dhuusamareeb ay ka socoto qaban qaabada soo dhaweynta wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulamo la yeesho Madaxda sare ee Maamulka Galmudug, qeybaha bulshada iyo odoyaasha dhaqanka, isagoo kala hadli doona sugida amniga iyo dardar galinta dagaalka AS.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa daahfuri doona dhismayaal la hirgaliyay iyo dayactir lagu sameeyay garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb.<\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Amniga ee Dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay magaalada Dhuusamareeb iyo deegaannada hoos yimaada. Ciidanka ayaa howlgallada ka wada gudaha magaalada iyo deegaanada ku xeeran, iyadoo askarta ay ku sugan yihiin waddooyinka waaweyn, isgoysyada muhiimka ah, iyo xarumaha dowladda. Saraakiisha amniga ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":101294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101293"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101293"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101300,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101293\/revisions\/101300"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}