{"id":101266,"date":"2025-08-18T14:53:13","date_gmt":"2025-08-18T13:53:13","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101266"},"modified":"2025-08-18T14:53:13","modified_gmt":"2025-08-18T13:53:13","slug":"magaalada-laascaanood-oo-looga-diyaar-garoobayo-doorashada-madaxda-maamulka-waqooyi-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/magaalada-laascaanood-oo-looga-diyaar-garoobayo-doorashada-madaxda-maamulka-waqooyi-bari\/","title":{"rendered":"Magaalada Laascaanood oo looga diyaar garoobayo Doorashada Madaxda Maamulka Waqooyi Bari"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Laascaanood waxaa ka socda diyaar garowga Doorashada Madaxda sare ee Dowlad goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, iyada oo dhawaan la dooranayo Guddoonka Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta u tartamaya kursiga Guddoomiyaha iyo ku xigeenka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta jeediyay khudbado ay uga hadlayaan diyaar garowgooda.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ka qeyb galay kulanka ayaa sheegay in Baarlamaanka Waqooyi Bari looga baahan yahay in ay howlahooda u gutaan si waafaqsan sharciga.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin Maamulka Waqooyi Bari, kana shaqeynayaan dhismahiisa<\/p>\n<p>\u201c<b>Dowladda Federaalka waxay diyaar u tahay in ay ka shaqeyso dhismaha Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, waxaan dooneyna in shacabka ay yeeshaan matalaad\u201d <\/b>ayuu yiri Wasiir Cali Xoosh.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka ayaa ku soo aadaya xilli sidoo kale dhawaaan la qaban doono Doorashada Madaxweyna iyo ku xigeenkiisa ee Maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Laascaanood waxaa ka socda diyaar garowga Doorashada Madaxda sare ee Dowlad goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, iyada oo dhawaan la dooranayo Guddoonka Baarlamaanka. Mas\u2019uuliyiinta u tartamaya kursiga Guddoomiyaha iyo ku xigeenka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta jeediyay khudbado ay uga hadlayaan diyaar garowgooda. Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ka qeyb&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":101267,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101266"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101266"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101268,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101266\/revisions\/101268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}