{"id":101242,"date":"2025-08-17T14:41:02","date_gmt":"2025-08-17T13:41:02","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101242"},"modified":"2025-08-17T14:46:08","modified_gmt":"2025-08-17T13:46:08","slug":"xildhibaannada-maamulka-waqooyi-bari-oo-la-dhaariyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xildhibaannada-maamulka-waqooyi-bari-oo-la-dhaariyay\/","title":{"rendered":"Xildhibaannada Maamulka Waqooyi Bari oo la dhaariyay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Magaalada Laascaanood ee Xarruunta Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya waxaa lagu dhaariyay Xildhibaannada Dowlad-goboleedkaasi, iyadoo la guddoonsiiyay Shahaadada Xildhibaannimo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ku simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Waqooyi Bari, Maxamed Yuusuf Warsame ayaa si rasmi ah u dhaariyay Xubnaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedkaasi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/536143909_1289949136505023_6781603474807582904_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=HQsXo4Or8tIQ7kNvwFYmkZJ&amp;_nc_oc=AdleA-ni3JIPcdCJ3H7ILdatSZkfkqrUHjty9vNCrGEz2kZKARscxkqWYyMrT0CEWNI&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=482sjgMPA6jyhXJ6bxsA2w&amp;oh=00_AfUL3JqdSvVwjaybMf_HMhcjc2LIzZZ4TiQddzAC061xCg&amp;oe=68A7AEB9\" alt=\"May be an image of 5 people and dais\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Intaasi ka dib waxaa xiga in Xildhibaannada ay doortaan Guddoonkooda, waxaana la guda gali doona Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka socda diyaar garowga Doorashada, iyadoo ay ku sugan yihiin tobanaan Musharixiin ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Laascaanood ee Xarruunta Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya waxaa lagu dhaariyay Xildhibaannada Dowlad-goboleedkaasi, iyadoo la guddoonsiiyay Shahaadada Xildhibaannimo. Ku simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Waqooyi Bari, Maxamed Yuusuf Warsame ayaa si rasmi ah u dhaariyay Xubnaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedkaasi. Intaasi ka dib waxaa xiga in Xildhibaannada ay doortaan Guddoonkooda, waxaana la guda gali doona&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":101243,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101242"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101242"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101244,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101242\/revisions\/101244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}