{"id":101238,"date":"2025-08-17T13:56:45","date_gmt":"2025-08-17T12:56:45","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101238"},"modified":"2025-08-17T13:56:45","modified_gmt":"2025-08-17T12:56:45","slug":"dfs-oo-sheegtay-in-sarkaal-ka-tirsan-as-lagu-dilay-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dfs-oo-sheegtay-in-sarkaal-ka-tirsan-as-lagu-dilay-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"DFS oo sheegtay in Sarkaal ka tirsan AS lagu dilay gobolka Bakool"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in\u00a0la dilay Xuseen Macallin Xasan (Magaalabeen) oo ahaa sarkaal ka tirsan AS, ka dib howlgal ka dhacay deegaanka Buurdhuxunle oo 17km waqooyi kaga beegan magaalada Waajid ee gobolka Bakool.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka ay fuliyeen Ciidanka Xoogga dalka, iyadoo lagu dilay saraakaalkan oo muddo 15 sano ah ka tirsanaa AS.<\/p>\n<p>Qoraalka Dowladda ayaa lagu sheegay in sarkaalkan uu ka howlgalayay Gobollada Hiiraan, Shabeellada Dhexe, Shabeellada Hoose, Mudug, Galgaduud, Baay, Bakool iyo Gedo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, qoraalka dowladda ayaa lagu tilmaamay in sarkaalkan uu qeyb ka soo qaatay dagaallo ay galeen AS, isagoo soo noqday ku-xigeenkii Fu\u2019aad Maxamed Shongole.<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso qoraalka dowladda<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-101239\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755434929225-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755434929225-212x300.jpg 212w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755434929225-724x1024.jpg 724w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755434929225-768x1086.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755434929225-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755434929225.jpg 1131w\" sizes=\"(max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in\u00a0la dilay Xuseen Macallin Xasan (Magaalabeen) oo ahaa sarkaal ka tirsan AS, ka dib howlgal ka dhacay deegaanka Buurdhuxunle oo 17km waqooyi kaga beegan magaalada Waajid ee gobolka Bakool. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka ay fuliyeen Ciidanka Xoogga dalka, iyadoo lagu dilay saraakaalkan oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":101240,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101238"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101238"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101238\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101241,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101238\/revisions\/101241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}