{"id":101205,"date":"2025-08-16T15:40:00","date_gmt":"2025-08-16T14:40:00","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101205"},"modified":"2025-08-16T15:40:00","modified_gmt":"2025-08-16T14:40:00","slug":"guddiga-doorashada-oo-shaaciyay-dhawaan-la-qaban-doono-doorashada-duqa-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-shaaciyay-dhawaan-la-qaban-doono-doorashada-duqa-muqdisho\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashada oo shaaciyay dhawaan la qaban doono Doorashada Duqa Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan ayaa shaaciyay la soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Doorashada qof iyo codka ah ee degmooyinka gobolka Banaadir.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha ayaa sheegay in la diiwaan galiyay ku dhawaad 1 milyan oo shacabka ku nool Muqdisho, kuwaasi oo xaq u yeelan doona in ay codeeyaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\">\u201c<span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><b>Duqa Magaalada Muqdisho iyo golaha deegaanka waxaa la dooran doona 30 bisha October, waxaana loo dareeri doona codbixin\u201d<\/b> ayuu yiri Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka, Cabdikariin Axmed Xasan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Shacabka Soomaaliyeed ayaa muddo ka dhoor sugaya Doorashada qof iyo codka ah <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa sheegay in Laascaanood ilaa Xudur ay ka socoto diiwaan galinta Doorashada qof iyo codka ah, dhawaana la filayo in la soo gaba gabeeyo.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya ayaa ku dadaaleysa in dalka ay ka qabsoonto Doorasho qof iyo cod ah, gaar ahaan in ay shacabka Muqdisho helaan Maamul matala.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><strong>Mustaqbal<\/strong><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan ayaa shaaciyay la soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Doorashada qof iyo codka ah ee degmooyinka gobolka Banaadir. Guddoomiyaha ayaa sheegay in la diiwaan galiyay ku dhawaad 1 milyan oo shacabka ku nool Muqdisho, kuwaasi oo xaq u yeelan doona in ay codeeyaan. \u201cDuqa Magaalada Muqdisho iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":101206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101205"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101207,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101205\/revisions\/101207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}