{"id":101100,"date":"2025-08-13T08:26:38","date_gmt":"2025-08-13T07:26:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=101100"},"modified":"2025-08-13T08:26:38","modified_gmt":"2025-08-13T07:26:38","slug":"somaliland-oo-deegaannada-ay-maamusho-ka-mamnuucday-gawaarida-aanay-xabaddu-karin-kuwa-ciidanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/somaliland-oo-deegaannada-ay-maamusho-ka-mamnuucday-gawaarida-aanay-xabaddu-karin-kuwa-ciidanka\/","title":{"rendered":"Somaliland oo deegaannada ay maamusho ka mamnuucday Gawaarida aanay xabaddu Karin &#038; kuwa Ciidanka"},"content":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa lagu mamnuucay in lasoo dejiyo Gawaarida aanay xabadu Karin (Bullet Prof) iyo Kuwa Ciidanka sababo la xiriira dhinaca Amniga sida lagu sheegay bayaanka.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sheegtay in ay tallaabo ka qaadi doonto cid weliba oo meel iska dhigta amarkaan oo bilaa fasax lasoo degta Gaadiidkaas ay joojisay, Hay\u2019adaha ku shaqada leh fulinta ayay ugu baaqday in ay qaadaan tallaabooyin culus oo lagu dhaqangelinayo go\u2019aankaan.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka aqriso Xaanshida kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland<\/strong>:<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/533009840_1351687189855321_7394148736524435472_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=y2jx2ekVVVkQ7kNvwEZN2vh&amp;_nc_oc=Adns69oPtZ0SlASx1MbBJ9yxi-7wOynKOn1E-8MqkyA-zeKE3LC9ECby7ouTjL6gv74&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=LhfR3ILhZvlLWxydMj1U0A&amp;oh=00_AfVYk1KiZUgq5P1b0DHfAU6lNWmwNzUHHQ48rSkmmk-Mlw&amp;oe=68A20B52\" alt=\"May be an image of text\" \/><\/p>\n<p>Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa muddooyinkii dambe kulamo ka lahayd sidii loo joojin lahaa Gaadiidka ciidanka adeegsado iyo kuwa aanay xabaddu Karin ee shakhsiyaadka iyo mas\u2019uuliyiinta lasoo degayaan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa lagu mamnuucay in lasoo dejiyo Gawaarida aanay xabadu Karin (Bullet Prof) iyo Kuwa Ciidanka sababo la xiriira dhinaca Amniga sida lagu sheegay bayaanka. Wasaaradda ayaa sheegtay in ay tallaabo ka qaadi doonto cid weliba oo meel iska dhigta amarkaan oo bilaa fasax lasoo degta Gaadiidkaas ay joojisay,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,76],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101100"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=101100"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":101102,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/101100\/revisions\/101102"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=101100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=101100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=101100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}