{"id":100941,"date":"2025-08-09T06:25:21","date_gmt":"2025-08-09T05:25:21","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100941"},"modified":"2025-08-09T06:25:21","modified_gmt":"2025-08-09T05:25:21","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-dagaalka-ka-dhanka-ah-as-wuu-soconayaa-inta-dhulka-soomaaliya-laga-saarayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-dagaalka-ka-dhanka-ah-as-wuu-soconayaa-inta-dhulka-soomaaliya-laga-saarayo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS \u201cDagaalka ka dhanka ah \u2018AS\u2019 wuu soconayaa inta dhulka Soomaaliya laga saarayo\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay howlgalka sida wadajir ah ay u fuliyeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AUSSOM kuna qabsadeen Bariire waxa uu bogaadiyay natiijada ka dhalatay howlgalkaas.<\/p>\n<p>Danjire Axmed Fiqi ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 sii soconayaan ilaa inta guud ahaan Dalka laga saarayo sida uu yiri, waxa uu intaas ku daray in ciidamada ay gudanayaan waajibaadka ka saaran fulinta howlgalladaas culus.<\/p>\n<p>Iskaashiga Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Midowga Afrika ayuu ku tilmaamay in lagu gaarayo natiijooyin muuqda, ka Wasaarad Gaashaandhig waxa uu sheegay in ay dhinac taagan tahay howlgalladaas socda.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Midowga Afrika gaar ahaan askarta ka socota Dalka Uganda ayaa howlgallo culus kawada deegaanno iyo degmooyin katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay howlgalka sida wadajir ah ay u fuliyeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AUSSOM kuna qabsadeen Bariire waxa uu bogaadiyay natiijada ka dhalatay howlgalkaas. Danjire Axmed Fiqi ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 sii soconayaan ilaa inta guud ahaan Dalka laga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":100942,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100941"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100941"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100943,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100941\/revisions\/100943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}