{"id":100929,"date":"2025-08-08T11:11:05","date_gmt":"2025-08-08T10:11:05","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100929"},"modified":"2025-08-08T11:11:05","modified_gmt":"2025-08-08T10:11:05","slug":"ciidamada-dfs-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-as-ka-sameeyay-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-dfs-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-as-ka-sameeyay-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidamada DFS oo howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 ka sameeyay Shabeelaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada katirsan kuwa ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo lagu xoojinayo amniga ka sameeyay Deegaanka Ceelasha Biyaha iyo Deegaannada kale ee hoostaga sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Ciidanka oo isugu jiray Nabadsugid iyo Booliis ayaa howlgallo ka sameeyay xaafadaha qaar iyo Gaadiidka isaga kala gudba, inkasta oo aanay jirin ilaa haatan faahfaahin kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha ammaanka Dowladda Federaalka ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday howlgallo lagu xoojinao amniga, ciidamada Nabadsugidda iyo kuwa Booliiska sida Militariga u tababaran ayaa iska kaashaday howlgalladaas.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada katirsan kuwa ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo lagu xoojinayo amniga ka sameeyay Deegaanka Ceelasha Biyaha iyo Deegaannada kale ee hoostaga sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan. Ciidanka oo isugu jiray Nabadsugid iyo Booliis ayaa howlgallo ka sameeyay xaafadaha qaar iyo Gaadiidka isaga kala gudba, inkasta oo aanay jirin ilaa haatan faahfaahin&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":91666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100929"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100929"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100930,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100929\/revisions\/100930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}