{"id":100926,"date":"2025-08-08T09:59:36","date_gmt":"2025-08-08T08:59:36","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100926"},"modified":"2025-08-08T09:59:36","modified_gmt":"2025-08-08T08:59:36","slug":"dibadbax-ka-dhan-ah-duullaanka-cusub-ee-netanyahu-la-damacsan-yahay-gaza-oo-ka-dhacay-tel-aviv","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dibadbax-ka-dhan-ah-duullaanka-cusub-ee-netanyahu-la-damacsan-yahay-gaza-oo-ka-dhacay-tel-aviv\/","title":{"rendered":"Dibadbax ka dhan ah duullaanka cusub ee Netanyahu la damacsan yahay Gaza oo ka dhacay Tel Aviv"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Tel Aviv oo xarun u ah Israa\u2019iil waxaa ka dhacay dibadbax ka dhan ah go\u2019aanka Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu ku doonayo in uu ku xoojiyo dagaalka Gaza iyada oo xaalad macluul ah oo uu sabab u yahay ka jirto.<\/p>\n<p>Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah Netanyahu maadaama ay ku doodeen in aanay dooneyn in dhiigbax cusub oo dhankooda kasoo gaaro dagaalkaas isla markaana la waayo nolosha dadka laga heysto.<\/p>\n<p>Dareen ay u muujinayeen Shacabka falastiin awgii uma aysan sameyn Dadkaas dibadbaxa balse waxa ay ka digayeen dhiigbax cusub oo ku billowda, waxa ay soo jeediyeen in la xoojiyo wadahadal iyo in laga shaqeeyo qorshaha lagu deynayo Maxaabiista laga heysto.<\/p>\n<p>In ka badan 600 oo sarkaal oo dhammaantood khibrad ku filan ka heysta dagaalka ku dhow labada sanno ayaa dhowaan warqad furan u diray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyaga oo u sheegay in uusan dhiirragelin duullaanka Gaza.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Tel Aviv oo xarun u ah Israa\u2019iil waxaa ka dhacay dibadbax ka dhan ah go\u2019aanka Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu ku doonayo in uu ku xoojiyo dagaalka Gaza iyada oo xaalad macluul ah oo uu sabab u yahay ka jirto. Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah Netanyahu maadaama ay ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":100927,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100926"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100926"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100928,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100926\/revisions\/100928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}