{"id":100865,"date":"2025-08-06T13:06:22","date_gmt":"2025-08-06T12:06:22","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100865"},"modified":"2025-08-06T13:08:00","modified_gmt":"2025-08-06T12:08:00","slug":"bannaanbax-ka-dhan-ah-ciidanka-itoobiya-oo-maanta-ka-socda-magaalada-doolow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/bannaanbax-ka-dhan-ah-ciidanka-itoobiya-oo-maanta-ka-socda-magaalada-doolow\/","title":{"rendered":"Bannaanbax ka dhan ah Ciidanka Itoobiya oo maanta ka socda magaalada Doolow"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Bannaanbax ka dhan ah Ciidanka Itoobiya ayaa maanta ka dhacay magaalada Doolow ee gobolka Gedo, kaasi oo ay dhigeen dadka shacabka ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Dadka shacabka ah ayaa ka carreysan hadal dhawaan ka soo yeeray saraakiisha ciidanka Itoobiya oo ku saabsan in Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya gabi ahaan laga saaro magaalada Beledxaawo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Guddoomiyaha gobolka Gedo, ayaa xaqiijiyay in Itoobiya isku dayayso in ay la dagaalanto ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Beledxaawo.<\/span><\/p>\n<p><strong>\u201c<\/strong><span style=\"font-size: medium;\"><strong>Waxaan u sheegayna bulshada in Saraakiil Itoobiyaan ah saddex cisho u qabteen ciidanka dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Cabdirashiid Janan in ay uga baxaan Baladxaawo, taasina socon meyso waan u dhimaneyna\u201d<\/strong> ayuu yiri Guddoomiyaha gobolka Gedo, <span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\">Cabdullahi Shimbir.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa sheegay in Itoobiya aysan xaq u laheyn in hadal nuucaasi ka soo yeero, xilli ay ku sugan yihiin gudaha Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Xaaladda gobolka Gedo ayaan weli daganeyn, iyadoo ciidanka dowladda Federaalka ay dhawaan la wareegeen magaalada Beledxaawo oo hore ay gacanta ugu hayeen Maamulka Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium;\">Mustaqbal<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bannaanbax ka dhan ah Ciidanka Itoobiya ayaa maanta ka dhacay magaalada Doolow ee gobolka Gedo, kaasi oo ay dhigeen dadka shacabka ah. Dadka shacabka ah ayaa ka carreysan hadal dhawaan ka soo yeeray saraakiisha ciidanka Itoobiya oo ku saabsan in Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya gabi ahaan laga saaro magaalada Beledxaawo. Guddoomiyaha gobolka Gedo, ayaa xaqiijiyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100866,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100865"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100865"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100868,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100865\/revisions\/100868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}