{"id":100844,"date":"2025-08-06T07:48:51","date_gmt":"2025-08-06T06:48:51","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100844"},"modified":"2025-08-06T07:48:51","modified_gmt":"2025-08-06T06:48:51","slug":"talyaaniga-oo-13-bilyan-oo-yuuro-ku-dhisaya-buundo-muhiim-u-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/talyaaniga-oo-13-bilyan-oo-yuuro-ku-dhisaya-buundo-muhiim-u-ah\/","title":{"rendered":"Talyaaniga oo 13 Bilyan oo Yuuro ku dhisaya Buundo muhiim u ah"},"content":{"rendered":"<p>Dalka Talyaaniga waxa uu ku dhawaaqay in uu \u20ac13 Bilyan oo Yuuro una dhiganta $15 Bilyan oo doollar ku dhisayo buundo muhiim u ah isu socodka Dalkaas intiisa kale iyo Jasiiradda Sicily si uu u xoojiyo nidaamka difaaca Yurub.<\/p>\n<p>Talyaaniga ayaa sheegay in uu dareensan yahay cabsida ka jirta dagaalka badda Mediterranean sidaas awgeed hadda laga sii shaqeynayo sidii loo heli lahaa marin fududeeya sidii loo badbaadin lahaa Qaaradda Yurub.<\/p>\n<p>Wargeyska Financial Times oo qormo ka qoray dhismaha Buundadaan ayaa soo bandhigay jaantuska buundadaas iyada oo laga dheehan karo sida ay u fududeyn karto in laga kor gudbo badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Jasiiradda Sicily.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni ayaa arbacada waxa ay Xukuumaddeeda horgeyneysa qaraarka lacagtaan lagu ogolaanayo si Golaha Wasiirrada u ansixiyo looguna dhaqaaqo fulinta dhismaha mashruucaan.<\/p>\n<p>Talyaaniga waxa uu kamid yahay Dalalka Quunyar socodka ah ee reer Yurub inkasta oo barisamaadkii qayb ka ahaa Waddamada Gumeystay Dalal badan, siyaasaddiisa oo hoos u dhacday waxa uu daneynayaa in uu dib boorka isasoo jafo.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Talyaaniga waxa uu ku dhawaaqay in uu \u20ac13 Bilyan oo Yuuro una dhiganta $15 Bilyan oo doollar ku dhisayo buundo muhiim u ah isu socodka Dalkaas intiisa kale iyo Jasiiradda Sicily si uu u xoojiyo nidaamka difaaca Yurub. Talyaaniga ayaa sheegay in uu dareensan yahay cabsida ka jirta dagaalka badda Mediterranean sidaas awgeed hadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":100845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100844"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100846,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100844\/revisions\/100846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}