{"id":100830,"date":"2025-08-05T14:13:51","date_gmt":"2025-08-05T13:13:51","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100830"},"modified":"2025-08-05T14:13:51","modified_gmt":"2025-08-05T13:13:51","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-warqadaha-aqoonsiga-ka-guddoomay-danjireyaasha-9-wadan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-warqadaha-aqoonsiga-ka-guddoomay-danjireyaasha-9-wadan\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha 9 wadan"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada cusub ee dalalka Itoobiya, Ghana, Ivory Coast, Mexico, Venezuela, Korea, Mauritania, iyo Ciraaq.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha ayaa uga hambalyeeyey safiirradan in ay ku soo biireen safka diblomaasiyiinta ka howlgala Soomaaliya, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya la leedahay dalalkan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ku boorriyey safiirrada in ay ka shaqeeyaan horumarinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan ee labada dal, isagoo la wadaagay sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay u soo dhaweynayaan, ulana shaqeynayaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: large;\">Danjireyaasha uu Madaxweynuhu ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga ayaa kala ah:<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\">\u2022\u2060 \u2060<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: inherit;\">Suleiman Dedefo Woshe \u2013 Safiirka Itoobiya<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\">\u2022\u2060 \u2060<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: inherit;\">Robert Ifriyie \u2013 Safiirka Ghana<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\">\u2022\u2060 \u2060<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: inherit;\">Maes Ennio \u2013 Safiirka Ivory Coast<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\">\u2022\u2060 \u2060<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: inherit;\">Alejadro Eves Estivill Castro \u2013 Safiirka Mexico<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\">\u2022\u2060 \u2060<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: inherit;\">Moravia Peralt Hernaldez \u2013 Safiirka Venezuela<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\">\u2022\u2060 \u2060<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: inherit;\">Kang Hyundshik \u2013 Safiirka Korea<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\">\u2022\u2060 \u2060<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: inherit;\">Hussein Deh \u2013 Safiirka Mauritania<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\">\u2022\u2060 \u2060<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: inherit;\">Kahtan Taha Khalaf \u2013 Safiirka Ciraaq<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: large;\">Mustaqbal<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada cusub ee dalalka Itoobiya, Ghana, Ivory Coast, Mexico, Venezuela, Korea, Mauritania, iyo Ciraaq. Madaxweynaha ayaa uga hambalyeeyey safiirradan in ay ku soo biireen safka diblomaasiyiinta ka howlgala Soomaaliya, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100831,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100830"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100830"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100832,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100830\/revisions\/100832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100831"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}