{"id":100802,"date":"2025-08-04T18:24:38","date_gmt":"2025-08-04T17:24:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100802"},"modified":"2025-08-04T18:25:38","modified_gmt":"2025-08-04T17:25:38","slug":"dab-ka-kacay-suuq-bacaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dab-ka-kacay-suuq-bacaad\/","title":{"rendered":"Dab ka kacay Suuq Bacaad"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: large;\">Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab xooggan oo ka kacay Suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: large;\">Dabka ayaa muddo saacado ku faafaya gudaha Suuqa, waxaana la soo warinaya khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: large;\">Dab-damiska iyo laamaha amniga ayaa ku sugan goobta, iyada oo xaaladda lala tacaalayo. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: large;\">Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab xooggan oo ka kacay Suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho. Dabka ayaa muddo saacado ku faafaya gudaha Suuqa, waxaana la soo warinaya khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dab-damiska iyo laamaha amniga ayaa ku sugan goobta, iyada oo xaaladda lala tacaalayo. Wixii warar ah ee ka soo kordha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100803,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100802"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100802"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100802\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100804,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100802\/revisions\/100804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100802"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100802"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100802"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}