{"id":100758,"date":"2025-08-03T10:44:28","date_gmt":"2025-08-03T09:44:28","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100758"},"modified":"2025-08-03T10:44:28","modified_gmt":"2025-08-03T09:44:28","slug":"ciidanka-xoogga-iyo-dadka-deegaanka-oo-howlgallo-ka-sameeyay-duleedka-maxaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-xoogga-iyo-dadka-deegaanka-oo-howlgallo-ka-sameeyay-duleedka-maxaas\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka oo howlgallo ka sameeyay duleedka Maxaas"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay ciidanka xoogga dalka ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada duleedka magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Howlgalka ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay Ciidankii Xooga Dalka gaar ahaan Taliska Guutada 5-aad Qaybta 27-aad oo uu Hogaaminaayo Taliyaha Guutada Korneel Maxamuud Ibraahim Xasan (Baakaay).<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, howlgalka ayaa waxaa ciidanka xoogga ku wehliyay askar deegaanka ah oo uu hoggaaminayo Korneel Cali Dhuux Mahad-alle.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Saraakiisha ciidanka xoogga ayaa sheegay in howlgalladan lagu bartilmaameydsaday goobo ay ku sugnaayeen AS, iyadoo laga gaarey ujeedkii laga lahaa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Maalmihii la soo dhaafay AS ayaa la wareegay magaalooyinka Maxaas iyo Moqokori oo ka tirsan gobolka Hiiraan, waxaana soconaya dhaqdhaaqyo ay ciidanka xoogga iyo dadka deegaanka doonayaan in ay dib kula wareegaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha Militeriga ayaa iska kaashanaya dhaqdhaqaaqyadan dib loogu abaabulayo ciidanka si ay dib ula wareegaan magaalooyinka muhiimka ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Moqokori iyo Maxaas ayaa ku yaalla goobo istraatiiji ah, waxaana muddo ku sugna ciidanka xoogga iyo dadka deegaanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay ciidanka xoogga dalka ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada duleedka magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay Ciidankii Xooga Dalka gaar ahaan Taliska Guutada 5-aad Qaybta 27-aad oo uu Hogaaminaayo Taliyaha Guutada Korneel Maxamuud Ibraahim Xasan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100758"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100758"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100760,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100758\/revisions\/100760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}