{"id":100754,"date":"2025-08-03T10:21:30","date_gmt":"2025-08-03T09:21:30","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100754"},"modified":"2025-08-03T15:13:09","modified_gmt":"2025-08-03T14:13:09","slug":"mareykanka-iyo-howlgalka-aussom-oo-ka-wada-hadlay-dagaalka-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mareykanka-iyo-howlgalka-aussom-oo-ka-wada-hadlay-dagaalka-as\/","title":{"rendered":"Mareykanka iyo Howlgalka AUSSOM oo ka wada hadlay dagaalka AS"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Dowladda Mareykanka iyo Taliska howlgalka AUSSOM ayaa ka wada hadlay amniga Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha la xiriira dagaalka AS iyo dardar galintiisa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Kulan gaar ah oo ay yeesheen Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya iyo Wakiilka cusub ee Howlgalka AUSSOM ayaa waxaa looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa howlgallada socda iyo sugida Amniga Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Wakiilka cusub ee Howlgalka AUSSOM ayaa sheegay in ay dardar galin doonaan dagaalka dhinacooda, iyagoo kaashanaaya ciidanka dowladda Federaalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, Mareykanka ayaa sheegay in ay dowladda Federaalka ku caawinayaan dhinaca duqeynta cirka iyo tayeynta ciidamada qalabka sida.<\/span><\/p>\n<p>Kulanka Wakiilka Howlgalka AUSSOM iyo Safiirka Mareykanka ayaa ku soo aadaya xilli weli dowladda wado dagaal ka dhan ah AS.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka iyo Taliska howlgalka AUSSOM ayaa ka wada hadlay amniga Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha la xiriira dagaalka AS iyo dardar galintiisa. Kulan gaar ah oo ay yeesheen Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya iyo Wakiilka cusub ee Howlgalka AUSSOM ayaa waxaa looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa howlgallada socda iyo sugida Amniga Soomaaliya. Wakiilka cusub&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100754"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100754"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100763,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100754\/revisions\/100763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}