{"id":100725,"date":"2025-08-02T10:05:08","date_gmt":"2025-08-02T09:05:08","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100725"},"modified":"2025-08-02T10:27:56","modified_gmt":"2025-08-02T09:27:56","slug":"maxaa-kasoo-baxay-shirka-golaha-wasiirrada-somaliland-uu-ka-yeeshay-maamulka-waqooyi-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-shirka-golaha-wasiirrada-somaliland-uu-ka-yeeshay-maamulka-waqooyi-bari\/","title":{"rendered":"Maxaa kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland uu ka yeeshay Maamulka Waqooyi-bari?"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa kulan degdeg ah maanta ka yeeshay Maamulka Waqooyi-bari ee lagu mideeyay Gobollada Sool, Sanaag &amp; Togdheer, waxaa shirguddoomiyay Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro.<\/p>\n<p>Wasiirrada Somaliland ayaa arrintaan ku tilmaamay faragelin lagu hayo Maamulkooda, waxa ay diidmo adag kala hortageen in ay aqbalaan Maamulkaas cusub oo deegaannada looga dhawaaqay ay dhankooda sheegteen in ay maamulaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Somaliand Axmed Yaasiin Cali oo Warbaahinta la hadlay kulankaas kaddib ayaa sheegay in dhismaha Maamulka cusub ee Waqooyi-bari mid lagu kala dhantaalayo Maamulkiisa sidaas awgeed ay ku qasban tahay in ay kahortagaan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cGolaha Wasiirrada Somaliland waxa uu cambaareynayaa faragelinta Dowladda Soomaaliya muddooyinkii dambe ka wado bariga Gobolka Sool, Gobollada Sool, Sanaag &amp; Togdheer waxa ay dhul aan qaybsamayn ka yihiin Somaliland, isku dayga Soomaaliya ee qabaa\u2019il cududeyd Siyaasadeed waa billoowga colad laga dhex abuurayo Somaliland\u201d<\/em><\/strong> ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Somaliand Axmed Yaasiin Sheekh Cali.<\/p>\n<p>Maamulka cusub ee Waqooyi-bari waxaa ku mideysan SSC-Khaatumo oo si kumeel-gaar ah u aqoonsatay Dowladda Federaalka &amp; Maakhir State oo looga dhawaaqay deegaanno ay sheeganeyso Somaliland.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa kulan degdeg ah maanta ka yeeshay Maamulka Waqooyi-bari ee lagu mideeyay Gobollada Sool, Sanaag &amp; Togdheer, waxaa shirguddoomiyay Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro. Wasiirrada Somaliland ayaa arrintaan ku tilmaamay faragelin lagu hayo Maamulkooda, waxa ay diidmo adag kala hortageen in ay aqbalaan Maamulkaas cusub oo deegaannada looga dhawaaqay ay dhankooda sheegteen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":100726,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,76],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100725"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100725"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100729,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100725\/revisions\/100729"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}