{"id":100696,"date":"2025-08-01T13:49:37","date_gmt":"2025-08-01T12:49:37","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100696"},"modified":"2025-08-01T13:49:54","modified_gmt":"2025-08-01T12:49:54","slug":"dowladda-federaalka-oo-ku-baaqday-in-la-xulo-xildhibaannada-maamulka-waqooyi-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-federaalka-oo-ku-baaqday-in-la-xulo-xildhibaannada-maamulka-waqooyi-bari\/","title":{"rendered":"Dowladda Federaalka oo ku baaqday in la xulo Xildhibaannada Maamulka Waqooyi Bari"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa Odoyaasha dhaqanka iyo nabadoona Maamulka Waqooyi Bari ugu baaqay in ay si degdeg ah u soo xulaan Xildhibaannada dowlad goboleedkaasi.<\/p>\n<p>Wasiir Cali oo la hadlay mas&#8217;uuliyiin iyo shacabka ku sugan magaalada Laascaanood ayaa tilmaamay in muddo aan ka badneyn laba bari loo baahan yahay in lagu soo dhammeystiro Xildhibaannada.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Laba beri gudahood ayaa la doonaya inaad soo xushaan Xildhibaannada, si ay isaga doortaan qofka ugu wayn, weli si caddaalad ah lagu soo xulo&#8221;<\/strong> ayuu yiri Wasiir Caliish.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in wixii ka dambeeya la guda gali doono doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee Maamulka Waqooyiga Bari.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa Odoyaasha dhaqanka iyo nabadoona Maamulka Waqooyi Bari ugu baaqay in ay si degdeg ah u soo xulaan Xildhibaannada dowlad goboleedkaasi. Wasiir Cali oo la hadlay mas&#8217;uuliyiin iyo shacabka ku sugan magaalada Laascaanood ayaa tilmaamay in muddo aan ka badneyn laba bari loo baahan yahay in lagu soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100697,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100696"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100696"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100699,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100696\/revisions\/100699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100697"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}