{"id":100689,"date":"2025-08-01T11:33:23","date_gmt":"2025-08-01T10:33:23","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100689"},"modified":"2025-08-01T11:33:23","modified_gmt":"2025-08-01T10:33:23","slug":"somaliland-oo-la-sheegay-in-ay-mareykanka-u-ballanqaadeen-saldhig-ciidan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/somaliland-oo-la-sheegay-in-ay-mareykanka-u-ballanqaadeen-saldhig-ciidan\/","title":{"rendered":"Somaliland oo la sheegay in ay Mareykanka u ballanqaadeen saldhig ciidan"},"content":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Somalilnad in ay Mareykanka u ballan qaaday saldhig ciidan iyo macaadin si ay u helaan aqoonsi.<\/p>\n<p>Warbaahinga Bloomberg ayaa baahisay xog la xiriirta in Somaliland ay Mareykanka u soo bandhigtay saldhigan oo ku yaalla badda cas, tillaabadaasina lagu xoojinayo xiriirka labada dhinac.<\/p>\n<p>Sidoo kale, qorshaha ayaa waxaa ku jira ballaqanqaadka macaadin muhiim ah, si ay Somaliland u hesho aqoonsiga Mareykanka.<\/p>\n<p>Sanadihii la soo dhaafay Somalinand ayaa si weyn u daneynaysay xiriir rasmi ah oo la yeelato Mareykanka oo kamid ah dalalka saameynta ku leh Siyaasadda Caalamka.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay aheyd markii Somalilnad ay heshiis dhinaca badda ah la saxiixatay Dowladda Itoobiya, tillaabadaasi oo muran dhalisay.<\/p>\n<p>Heshiiskaasi ayaa waxaa ka hor yimid dowladda Federaalka Soomaaliya oo si rasmi ah u sheegtay inuusan soconeyn go&#8217;aan aysan ogeyn.<\/p>\n<p>Arrintaasi ayaa saameysay xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo khilaafkooda dhawaan lagu xalliyay dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Weli Somaliland kama hadlin saldhiga ciidan ee la sheegay in ay u ballan qaadeen Dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Somalilnad in ay Mareykanka u ballan qaaday saldhig ciidan iyo macaadin si ay u helaan aqoonsi. Warbaahinga Bloomberg ayaa baahisay xog la xiriirta in Somaliland ay Mareykanka u soo bandhigtay saldhigan oo ku yaalla badda cas, tillaabadaasina lagu xoojinayo xiriirka labada dhinac. Sidoo kale, qorshaha ayaa waxaa ku jira&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100690,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100689"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100691,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100689\/revisions\/100691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100690"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}