{"id":100654,"date":"2025-07-31T04:21:26","date_gmt":"2025-07-31T03:21:26","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100654"},"modified":"2025-07-31T04:26:40","modified_gmt":"2025-07-31T03:26:40","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-dhismaha-maamulka-cusub-ee-waqooyi-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-dhismaha-maamulka-cusub-ee-waqooyi-bari\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dhismaha maamulka cusub ee Waqooyi Bari"},"content":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in la dhammeystiray shirka dhismaha dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Shirkan oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa lagu qabtay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, iyadoo ay ka qeyb galeen 417 ergo oo matalayay bulshada deegaanka ee ka kala yimid Sool, Sanaag iyo Buuhoodle.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Shirka intii uu socday waxaa la isku afgartay ansixinta Dastuurka KMG ah, magaca maamulka Waqooyi Bari iyo Caasimadda oo noqoneysa magaalada Laascaanood&#8221;<\/strong> ayaa lagu yiri Bayaanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa xiga howlaha xulista baarlamaanka, doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa boggaadisay dadaallada nabadeed, wada-tashiga iyo is-afgaradka laga gaarey dhismaha maamulka cusub ee Waqooyi Bari.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in la dhammeystiray shirka dhismaha dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo. Shirkan oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa lagu qabtay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, iyadoo ay ka qeyb galeen 417 ergo oo matalayay bulshada deegaanka ee ka kala yimid Sool, Sanaag iyo Buuhoodle. &#8220;Shirka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100654"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100654"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100663,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100654\/revisions\/100663"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100655"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}