{"id":100632,"date":"2025-07-30T12:46:33","date_gmt":"2025-07-30T11:46:33","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100632"},"modified":"2025-07-30T12:52:33","modified_gmt":"2025-07-30T11:52:33","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-la-kulmay-wakiilka-midowga-afrika-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-la-kulmay-wakiilka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div><span style=\"font-size: 12pt;\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM).<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ra&#8217;iisul Wasaare Xamsa, ayaa soo dhowayn kadib, Danjiraha la wadaagay hawlgallada ka dhanka ah AS ee ka socda dalka, isaga oo ka<\/div>\n<div><span style=\"font-size: 12pt;\">mahadceliyey doorka ciidamada Midowga Afrika ee qaybta ka ah Hawlgalka AUSSOM.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div><span style=\"font-size: 12pt;\">Danjiraha cusub ee dhowaan lasoo magacaabay Mudane Hadji Ibrahima, oo ka mahadceliyey soo dhowaynta iyo qaabilaadda Ra&#8217;iisul Wasaaraha, ayaa bogaadiyey Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, sida ay uga go&#8217;an tahay dadaallada amni iyo dib-u-dhiska dalka, isaga oo xaqiijiyey in Midowga Afrika ay ka go\u2019an tahay in ay si buuxda u taageeraan qorshaha kala-guurka ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay kula wareegayaan amniga dalka.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div><span style=\"font-size: 12pt;\">Midowga Afrika ayaa dhawaan soo magacaabay wakiil gaar ah oo ka shaqeyn doona howlaha howlgalka AUSSOM.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div><strong>Mustaqbal<\/strong><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM). Ra&#8217;iisul Wasaare Xamsa, ayaa soo dhowayn kadib, Danjiraha la wadaagay hawlgallada ka dhanka ah AS ee ka socda dalka,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100633,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100632"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100632"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100636,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100632\/revisions\/100636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}