{"id":100586,"date":"2025-07-29T09:20:04","date_gmt":"2025-07-29T08:20:04","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100586"},"modified":"2025-07-29T09:27:53","modified_gmt":"2025-07-29T08:27:53","slug":"dagaal-ka-socda-magaalada-beledxaawo-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dagaal-ka-socda-magaalada-beledxaawo-2\/","title":{"rendered":"Dagaal ka socda magaalada Beledxaawo"},"content":{"rendered":"<div><span style=\"font-size: 14pt;\">Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal mar kale ka qarxay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo laga maqlayo rasaas culus iyo madaafiic.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><span style=\"font-size: 14pt;\">Goobjoogeyaal ayaa soo sheegaya in tiro madaafiic ah ay ku dhaceen guryo ay deggan yihiin dadka shacabka ah iyo weliba xerada\u00a0 UK ee ay ku sugan yihiin\u00a0ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><span style=\"font-size: 14pt;\">Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dagaalka, wallow aan la weli la ogeyn.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><span style=\"font-size: 14pt;\">Sidoo kale, dadka shacabka ah ayaa ka barakacaya gudaha magaalada Beledxaawo, iyaga oo gaarey deegaanno ay kamid yihiin magaalada Mandheera.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><span style=\"font-size: 14pt;\">Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: 14pt;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><strong><span style=\"font-size: 14pt;\">Mustaqbal<\/span><\/strong><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal mar kale ka qarxay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo laga maqlayo rasaas culus iyo madaafiic. Goobjoogeyaal ayaa soo sheegaya in tiro madaafiic ah ay ku dhaceen guryo ay deggan yihiin dadka shacabka ah iyo weliba xerada\u00a0 UK ee ay ku sugan yihiin\u00a0ciidamada dowladda Soomaaliya. Khasaare&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100587,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100586"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100586"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100586\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100589,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100586\/revisions\/100589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100587"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100586"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100586"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100586"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}