{"id":100543,"date":"2025-07-28T08:49:44","date_gmt":"2025-07-28T07:49:44","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100543"},"modified":"2025-07-28T08:50:14","modified_gmt":"2025-07-28T07:50:14","slug":"maamulka-jubbaland-ayaa-dowladda-federaalka-ku-eedeeyay-in-ay-xayiraado-saartay-garoomada-diyaaradaha-ee-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulka-jubbaland-ayaa-dowladda-federaalka-ku-eedeeyay-in-ay-xayiraado-saartay-garoomada-diyaaradaha-ee-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeysay in ay xayiraado saartay Garoomada Diyaaradaha Gedo"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"auto\">Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray xiisadda taagan gobolka Gedo ee u dhaxeysa Ciidanka Dowladda Federaalka iyo askarta Daraawiista dowlad goboleedkaasi.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">War-saxafadeed ka soo baxay maamulka jubbaland ayaa looga hadlay dagaallada ka dhacay magaalooyinka Doolow iyo Beledxaawo ee gobolka Gedo, iyaga oo eedeyn u jeediyay Dowladda Federaalka.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Bayaanka ayaa si gaar ah looga hadlay ciidamada Dowladda ee ku sugan xirada UK oo lagu eedeyay in ay dhaqdhaaqyo ka wadaan gudaha magaalada Beledxaawo.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Sidoo kale, Jubbaland waxaa ay ka hadashay dagaalka xalay ka dhacay degmada Doolow ee gobolka Gedo, iyaga oo tilmaamay in khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaalkaasi.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Dhinaca kale, Jubbaland ayaa dowladda Federaalka ku eedeyay in ay xayiraado ku soo rogtay garoomada diyaaradaha gobolka Gedo.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Marka laga soo tago eedeynta Maamulka Jubbaland ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Dowladda Federaalka oo la xiriira xaaladda gobolka Gedo oo dhinacyo kala duwan isku hayaan.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray xiisadda taagan gobolka Gedo ee u dhaxeysa Ciidanka Dowladda Federaalka iyo askarta Daraawiista dowlad goboleedkaasi.\u00a0 War-saxafadeed ka soo baxay maamulka jubbaland ayaa looga hadlay dagaallada ka dhacay magaalooyinka Doolow iyo Beledxaawo ee gobolka Gedo, iyaga oo eedeyn u jeediyay Dowladda Federaalka.\u00a0 Bayaanka ayaa si gaar ah looga hadlay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100543"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100543"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100546,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100543\/revisions\/100546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}